Monthly Archives: March 2019

Somaliland oo ka gubatay ’erey uu MADAXWEYNE FARMAAJO ugu yeeray

March 31, 2019 Hargeysa (warmaal news.com) ― Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland, Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa Madaxweynaha Somaliya Farmaajo ugu baaqay inuu ka fiirsado oo uu ka feejignaado “hadallada qaranimada Somaliland lidiga ku ah ee uu ku hadlo.” Wasiir Faratoon ayaa wax gaf ah ku tilmaamay ereyga uu madaxweyne Farmaajo mar walba u adeegsado inuu dawladnimada Somaliland ku ...

Read More »

Ismaaciil Cumar Geelle oo shaaciyey qiyaano uu Imaaraadku ka wado Afrika

March 31, 2019 Jabuuti (warmaal news.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadlay khilaafka iyo dacwadda u dhaxeysa Dowladda Jabuuti iyo Sharikadda Dekadaha Dubai. Madaxweyne Geelle ayaa sheegay in DPWorld iyo Jabuuti ay heshiis galeen markii ugu horreysay kaddibna ay dhameysteen qodobadii ay ku heshiiyeen. Mr Geelle ayaa sheegay in markii ...

Read More »

Wasiir Hore Oo Ka Digay Xaalufinta Buuraha Dalka

31 march 2019 Hargaysa Wasiir Hore Oo Ka Digay Xaalufinta Buuraha Dalka Wasiirkii Wasaaradda Ganacsiga ee Xukuumaddii Axmed Siillaanyo Dr Cumar Shacayb Maxamed, ayaa ka digay xaalufin lagu hayo qaar ka mid ah Buuraha dalka, waxaanu Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay inuu talaabo adag ka qaado dadka iyagu buurahan xaalufinta ku hayo ee dhagaxaanta iyo ciidda ka guranaya WasiirkiI Wasaaradda ...

Read More »

Kuuriyada Waqooyi: weerar argagixiso ayaa safaaraddeyda loo geystay

Kuuriyada waqooyi ayaa sheegtay weerarki bishii hore loo geystay safaaradda ay ku leedahay dalka Spain inuu ahaa “Weerar argagixiso oo aan geed looga soo gabban”. Hadalka Piyongyang ka soo yeeray ayaa ah kii ugu horreeyay oo ka soo baxa tani iyo marka uu weerarka dhacay iyada oo warar aan la xaqiijinna ay sheegayaan iney FBI weerarkaasi ay ka marneen oo ...

Read More »

Nin loo Haysto inuu Diley Xaaskiisa oo lasoo Qabtey

Abdiaziz Keerow oo ah nin looga shaki-sanyahay inuu diley xaaskiisii Muna Salad, horaantii bishaan magaalada San Diego ee gobolka California ee dalkan Mareykanka ayey Laamaha Amniga kasoo qabteen Panama,waxaana haatan uu ku xiranyahay halkii falka dilka ah uu ku geystey ee San-Diego. Qoyska xaaskiisa lagu eedeeyey inuu diley ninkaan, ayaa si weyn usoo dhoweeyey markii Laamaha amniga ay ku wargaliyeen ...

Read More »

Slovakia Oo Yeelatay Madaxweynihi Ugu Horreeyey Oo Dumar Ah

Zuzana Cputova oo u ololeysa ka hortagga musuqmasuqa ayaa ku guuleystay doorashada madaxweynanimada,  iyada oo noqotay haweeneydii ugu horreysay oo dalkaasi madaxweyne ka noqota. Ms Caputova, oo aan habayaraatee khibrad u lahayn siyaasadda ayaa si la yaab leh uga guuleysatay dibloomaasiga caanka ah Ms Maros Sefcovic oo u sharraxnaa xisbiga talada dalkaasi haya, waxayna Ms Caputova guusha ku raacday wareegga ...

Read More »

Cali Dheere oo ka hadlay Sababta ay u kordhiyeen qaraxyada iyo weerarada Hoteelada Muqdisho

March 31, 2019 Muqdisho (warmaal news.com)-Afhayeenka Ururka Al Shabaab Cali Maxamuud Raage “Cali Dheere” ayaa isaga oo la hadlayay idaacadda ku hadasha Afka Al Shabaab wuxuu ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ugu horeeyaan sababta ay u kordhiyeen weerarada ay ka geystaan magaalada Muqdisho. Afhayeenka Al Shabaab wuxuu sheegay in magaalada Muqdisho ay noqotay hooyga Cadowga uu sheegay inay ...

Read More »

In Badan Ayaan Jeclahay Pogba” – Zinadine Zidane Oo Markiisa Amaanay Paul Pogba & Waxa Uu Ka Yidhi Haddii Mbappe U Qalmo Lacag Waali Ah.

Tababaraha Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa ka hadlay wax ku saabsan dhawr xiddig oo ree France ah waxaana uu si khaas ah u tilmaamay in khadka dhexe ee Manchester United ee Paul Pogba yahay mid uu xirfadiisa jecel yahay. Iyadoo ay jiraan warar badan oo Pogba la xidhiidhinaya Los Blancos ayuu Zidane markiisa saxaafada kahor amaanay xiddigan ay dhalashada ...

Read More »