Barnaamijka waayaha Suxufiga Iyo Doorka Suxufiga

wariye Sadaam Siciid Waa wariye ka Mid wariyaayasha madaxbanaan ee ka hawlgala magaalada hargeisa

waxa lagu waraystay barnaamijka waayaha suxufiga, waxaanu ka waramay waayaha saxafiga iyo nidaamka shaqo ee warbaahinta soomaalida.

Samiira Xasan Haaruun

Warmaal news : hargeisa

Facebook Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*