Monthly Archives: March 2019

Sanad guu’radii 4aad ee kasoo wareegtay as’aaskii garabka haweenka heer qaran ee Xisbiga –WADANI aya lagu qabtay magalada Hargaysa

Sanad guu’radii 4aad ee kasoo wareegtay as’aaskii garabka haweenka heer qaran ee Xisbiga –WADANI aya lagu qabtay magalada Hargaysa -sawiro 30 march 2019 Hargaysa    warmaal news.com Sanad   guu’radii    4aad ee kasoo wareegtay as’aaskii garabka haweenka heer qaran ee Xisbiga –WADANI aya ka dhacday xarunta dhexe ee xisbigu ku leeyahay magalada Hargaysa  ugu horeyna waxa hal kaasi Kahadashay    ...

Read More »

Madaxweyne Biixi Oo Wasiirro caydhiyay

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa xilka ka qaaday wasiirro kala ah: Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax Diiriye (Guri Barwaaqo); Wasiirkii Hore ee Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka Ciise Axmed Yuusuf Cabdalle; Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga Maxamed Muuse Abees Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka Madaxweynuhu waxa kale oo uu xilka ka qaaday agaasimeyaal kala ah: Jamaal Cabdilaahi Muxumed ...

Read More »

Golaha Wasiirada oo kulan deg deg ah ku leh Muqdisho iyo go’aano adag oo la filayo in laga soo saaro

30 march 2019 Muqdisho (warmaal news.com) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shir Gudoominaya Shir deg deg ah oo hadda ka socda hoolka Shirarka ee Golaha Wasiiradda. Kulanka ayaa waxaa looga hadlayaa Xaadda amniga ee Magaalada Muqdisho oo muddooyinkii dambe ay ka dhaceeyn qaraxyo iyo dilal qorsheysan,waxaana goobjoog ka ah inta badan Golaha Wasiiradda Xukuumadda. Shirkaan ayaa ...

Read More »

Gacan ku hayenta iyo Maamulka Hawada Waa Laynaga Xoogay Oo Hay’addihii Qaramada Midoobay Ayaa Inaga Hiiliyey”….Ex Wasiir Maxamuud Xaashi

30 march 2019Hargeysa (warmaal new.com):- Maxamuud Xaashi Cabdi oo xilalka wasiiradaha Madaxtooyada iyo duulista ka soo qabtay xukuumadii Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa shaaca ka qaaday in hay’adihii qaramada midoobay ee gacanta ku hayey maamulka Hawadu ay ka hiiliyeen somaliland. Maxamuud Xaashi oo wax laga waydiiyey heshiisyadii hawada ee hore u dhexmaray somaliya iyo Somaliland ayaa sidoo kale tilmaamay inay ka ...

Read More »

Sharcigu waxa uu dhigaya qof ka musuq lagu tuhmo inaanu damnad lahayn -Siciid Gaane oo si adag uga hadlay xubnihii loo xiray musuqa ee la damiintay

March 30, 2019 Hargeysa (warmaal news.com) ― Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil (Gaane) oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland, isla markaana ah Guddoomiyaha Guddida Kheyraadka Golaha Wakiilada ayaa si adag uga hadlay Masuuliyiin lagu xidhay musuq-maasuq oo damiin uu ku sii daayey Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland. “Sharcigu wuxuu dhigayaa qofka musuq-maasuq lagu soo eeddeeyo in aanu lahayn wax damaanad ah, laakiin ...

Read More »