Monthly Archives: March 2019

Madaxweyne Deni oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay degmada Waaciye +Sawirro

March 29, 2019 (warmaal news.com) Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyey Degmada Waaciye ee Gobolka KarKaar. Deni ayaa saakay ka soo baxay degmada Qardho ayaa ku soo hakaday magaalada Xiddo oo uu kusoo salaamay Xaaji Xuseen Gacayte oo ah odayaasha ugu waaweyn ganacsatada Puntland, caana ka ...

Read More »

Somalia Oo Dacwaysay Safarradii Madaxweyne Biixi

Somalia Oo Dacwaysay Safarradii Madaxweyne Biixi Dawladda Soomaaliya ayaa dacwad ka dhan ah sidii dawladaha Imaaraadka Carabta iyo Itoobiya u qaabileen madaxweyne Biixi u gudbisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay sida ay ku warrantay warbaahinta Busiweek. Soomaaliya ayaa soo dhawaynaha Madaxweyne Biixi ku tilmaantay in si cad loogu xadgudbay Qarannimadeeda. Biixi ayaa Addis Ababa xarunta Itoobiya iyo Caasimadda Imaaraadka loogu ...

Read More »

Turkiga oo iska diiday cadaadiska Mareykanka

Dowladda Turkiga ayaa maanta diiday cadaadiska Mareykanka ee ku wajahan heshiiska ay ku iibsaneyso habka difaaca gantaalaha Ruushka, waxayna sheegtay in Ankara ay ku guda jirto wada-hadla lagu soo gaarsiinayo habkan oo lagu magacaabo S-400. Madaxweyne Reccep Tayyip Erdogan ayaa ka careysiiiyey xulufada Turkiga ee NATO, gaar ahaan Mareykanka, kadib markii uu go’aansaday inuu iibsado habka difaaca gantaalaha Ruushka, islamarkaana ...

Read More »

Shirkadda Boeing oo lagu soo oogay dacwad la xiriirta shilkii diyaaradeed ee dhacay

Qoyska mid ka mid ah dadki naftooda ku waayay diyaaraddi ay lahayd shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airlines ee burburtay ayaa shirkadda Boeing ku dacweeyey maxkamadda Federaalka ee dalka Mareykanka. Diyaaraddii labo toddobaad ka hor ku burburtay dalka Itoobiya waxaa ku dhintay dhammaan 157-kii qof ee diyaaradda la socday.   Ehelada Jaksan Musoni oo ka mid ah dadki shilka diyaaradeed ku geeriyooday ...

Read More »

Layaab: Yuusuf Garaad: “Waxaan ogahay in Shabaab kaliya aysan Xamar dad ku dilin”

March 29, 2019 Muqdisho (warmaal news.com) – Wasiirkii hore ee arimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka hadlay xaaladaha amaanka ee magaalada Muqdisho iyo dadka ka dambeeya qaraxyadii ugu dambeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho. Yuuruf Garaad Cumar qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook wuxuu kaga hadlay xaaladaha amaan ee magaalada Muqdisho, waxaana uu ku yiri qoraalkiisa:- Qaraxii iigu ...

Read More »

RASMI: Lionel Messi Oo Ku Guulaystay Abaal Marinta Goolkii Abid Taariikhda Barcelona Ugu Fiicnaa, Fariinta Uu Jamaahiirta Kooxdiisa U Diray Iyo Goolka Sumcadan Ku Helay Oo La Shaaciyay.

Muddo bilo badan ah waxay Barcelona codka jamaahiirta kooxdeeda ku soo kala saaraysay sidii lagu heli heli lahaa goolka taariikhda kooxdeeda abid ugu fiican ee ku salaysan codka taageerayaasha waxayna ugu danbayn Barcelona si rasmi ah u shaacisay in Lionel Messi uu ku guulaystay goolka taariikhda ee Barcelona ugu fiicnaa. Dhawaan ayay ahayd markii ay Barcelona shaacisay afarta gool ee ...

Read More »

DEG DEG- Weerar lagu qaaday masaajid ku yaala London

Booliiska magaalada ayaa baacsanaya nin la sheegay in uu mid kale ku tooriyayeeya masaajid ku yaala bartamaha magaalada London. Ninka la tooriyeeyay, markii dambana u dhintay ayaa la sheegay in uu yahay 20 jir, waxana uu falka ka dhacay masaajidka Reben Park ee bartamaha London. Nin lagu magacaabo Bahir Mowlana ayaa sheegay in uu arkayay booliiska oo xiray labo qof ...

Read More »

Maxay Tahay Hawsha Aan Yarayn Ee Xaashi Haya?

– March 29, 2019 Maxay Tahay Hawsha Aan Yarayn Ee Xaashi Haya? Wasiirkii hore ee madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in bilawgii xukuumadda Biixi uu madaxweynaha u sheegay in aanu wax xil wasiir ah uga baahnayn maaddaama uu muddo ku soo shaqeeyay xil heer wasiir ah. Mr Xaashi oo ka jawaabayay su’aal nuxurkeedu ahaa in uu qaadanayo haddii madaxweyne ...

Read More »

Qofkii ugu horreeyay ee kalli ku deeqa isaga oo la nool HIV

29 march 2019 Markii ugu horreysay dunida, dhakhaatiir reer Maraykan ah ayaa ku tallaalay bukaan kalli uu ku deeqay qof nool oo qaba caabuqa HIV. Qalliinkan ayaa ka dhacay isbitaalka lagu magacaabo Hopkins ee Baltimore, Maryland, iyagoo sheegayna in labada bukaan xaaladdoodu fiican tahay. “Waa markii ugu horreysay dunida ee qof la nool xanuunka HIV-ga loo oggolaado inuu ku deeqo ...

Read More »

Xog: Masuul loo haysto inuu lunsaday $450,000

  March 29, 2019 Hargeysa (warmaal news.com) ― Wararka uu warmaal news helayo ayaa sheegaya in Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ay Xabsiga kasii daysey Agaasimihii Maamulka iyo Lacagta ee Waasaaradda Warfaafinta Somaliland Xasan Maxamuud Muxumed, oo toddobaadkii u dambeeyay ku xidhnaa Magaalada Hargeysa ka dib markii lagu eedayey inuu lunsaday lacag dhan 450,000 oo dollar, kaasi oo damaanad lagu sii daayey. Xubno ...

Read More »