Monthly Archives: March 2019

Al Shabaab oo baahiyay sawiradda iyo magacyada xubno ay sheegeen inay la eegteen qaraxii shalay

March 29, 2019 Muqdisho (warmaal news.com)-Warbaahinta Al Shabaab ayaa baahisay magacyada xubno ay sheegeen inay ku dileen kuna dhaawaceen weerarkii qaraxa ahaa ee shalay ka dhacay Wadada Maka Al Mukarama. Qaraxa ayaa ka dhacay maqaayad ku taala agagaarka Hotel Wehliye, waxaana Al Shabaab ay shaaciyeen magacyada 13 ruux oo dhimasho iyo dhaawac ay sheegeen inay kasoo gaartay qaraxii shalay. Xubnaha ...

Read More »

Akhri Farqiga U Dhexeeya Labadii Khubad-Sannadeed Ee Ay Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Madaxweyne Farmaajo

Akhri Farqiga U Dhexeeya Labadii Khubad-Sannadeed Ee Ay Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Madaxweyne Farmaajo Ka Jeediyeen Goleyaasha Qaranka Iyo Nuxurka Siyaasadeed Ee Mid Walba Ku Duuggan. Bismillaahi Raxmaani Raxiim, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, Guddoonka Golaha Shacabka Ummadda Soomaaliyeed, Mudane Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey, Guddoomiye K/xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka, Mudane Mahad Cabdalla Cawad, Guggoomiye Ku/xigeenka labaad ee Golaha Shacabka, ...

Read More »

Xildhibaan Soomaali ah oo dad ku laa’yay deegaankii laga soo doortay

Xildhibaan Soomaali ah ayaa labo ruux ku dilay degmadda Jarati ee Dawlad Deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya sida uu warmaal news     u xaqiijiyay gudoomiyaha degmada Shaafi Diiriye Shaafi. Labada marxuum iyo xildhibaanka ayaa la sheegay in ay isku haysteen dhul beereed. Dacwad isqabqabsigan la xiriirta ayaa taalla maxkamadda degmadda Jarati, sida uu gudmoomiyuhu sheegay. Xildhibaan Bashiir Diiriye Camey iyo labo ...

Read More »

Sharikadda Diyaaradaha samaysa ee Boeing oo farqaha lagu dheganyahay

Shirkadda diyaaradaha soo saarta ee dalka Maraykanka ee Boeing ayaa sheegtay in ay wax ka badeleyso habka hagista diyaaraddaha ee ay ku rakibtay gaadiidkeeda Boeing 737 Max oo ah nooca ku lugta lahaa labo shil oo waaweyn oo dhacay sannad gudihiis. Balse lama hubo goorta diyaaradahan loo ogolaan doono in ay markale hawada galaan kadib markii lasoo fariisiiyay adduunka oo ...

Read More »

Ilhaan Cumar oo qarxisay arrin Mareykanka xasaasi ka ah iyo dagaal ku socda

28 march 2019 Hargaysa Ilhaan Omar waxa ay noqotay qofka kaliya ee ku dhiirratay kuna dhacday inay sheegto arrin ay aad uga baqaan dadka  siyaasiyiinta ah kuwa Bilyanneerrada ah iyo weliba kuwa hoggaamiya diimaha. Ilhaan ayaa waxa ay indhaha dadka Maraykan kusoo jeedisay in qarankooda si aan habboonayn looga masruufo Yuhuudda islamarkaana Israel ay danteeda dhexmarsato xildhibaanno lacago kasoo qaata ...

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay Al Shabaab oo weerar ku qaaday saldhiga AMISOM ee Buulomareer

Muqdisho (warmaal news.com)- Wararka laga helayo degmada Buulomareer ayaa sheegaya in Al Shabaab weerar xoogan ay ku qaadeen saldhig ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ku leeyihiin deegaankaasi. Dagaal xoogan ayaa ciidamada dowladda iyo AMISOM dhinac ah iyo Al Shabaab ku dhexmaray deegaanka, waxaana weerarka qaaday ciidamo ka tirsan Al Shabaab, sida dad goobjoogayaal ah ay sheegeen. Dadka deegaanka ayaa ...

Read More »

QM oo qorsheyneysa in ay Somaliland ay si toos ah u siiso deeqaha iyo qorshihii DF Soomaaliya oo fashilmay

28 march 2019  -Hargaysa- Qaramada Midoobey ayaa qorsheyneysa in deeqaha loogu talo-galay Somaliland toos u siiso Hargeysa, iyadoo la beddelayo dhaqankii hore ee ahaa in deeqaha Somaliland la marsiiyo waxa loo yaqaanay “Qoondada Gaarka” ama “Special Arrangement” ee lagu go’aamiyey shirkii London ee 2013kii, kaasoo qeyb ka ahaa taageerada caalamka ee Soomaaliya. “Special Arrangement” wuxuu dhigayey in deeqaha horumarinta guud ...

Read More »

YAAB: Mohamed Salah Oo Xalay Qasbay In Jamaahiirta Xulka Qaranka Malta Ay Ku Foodhyaan Sergio Ramos!! – Siday Wax U Jiraan?

Weeraryahanka kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa xalay saamayn ku yeeshay kulankii dhex maray xulalka Malta iyo Spain ciyaar lagu kala baxay laba gool oo uu xulka La Roja lagu naanayso u dhaliyay Alvaro Morata. Kulankaas gudihiisa ayay ka dhaceen dhacdooyin qariib ah waxaana ugu caansanaa in jamaahiirta Malta ay ku foodhyayeen kabtanka Spain ee Sergio Ramos kaas oo xiddiga ...

Read More »

War ka cusub sarkaalkii ay Somaliland u xirtay ‘in uu jaajuus u ahaa DF Somalia’

March 27, 2019 Hargeysa (warmaal news.com) ― Wararka uu warmaal news helayo ayaa waxay sheegayan in xukuumada Somaliland ay maanta saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa kasii deysay Yaasir Saleebaan oo muddo u xidhnaa eedo la xidhiidha inuu ku kacay khiyaamo qaran, oo ay ka mid yihiin inuu siraha amniga ee xasaasiga ah u gudbin jiray sirdoonka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. ...

Read More »