Monthly Archives: March 2019

Ururka suxufi yiinta soomaaliland ee -Solja- Oo Soo Bandhigay Tacadiyada Xukuumada Madaxweyne Muuse biixi Ku Hayso Warbaahinta Madaxa Banaan ee soomaliland

War saxaafadeed uu soo saaray gudoomiyaha ururka Solja Maxamuud Cabdi Jaamac(Xuuto) ayuu ku soo bandhigay weriyayaal la xidhay, qaar maxkamadaha la horkeenayo iyo xayiraado ay madaxtooyadu saartay telefanada suxufiyiinta.   War saxaafadeedka ka soo baxay gudoomiyaha ururka Solja ayaa u dhignaa sidan:- Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA, waxa uu si aad ah uga xunyahay talaabooyinka soo noq noqonaya ee ay saraakiisha ...

Read More »

Boqolaal ka mid ah ciidamada gadoodsan ee DF oo Muqdisho soo galay

      27 march 2019 Muqdisho (warmaal newscom) – Ciidamo badan oo ka tirsan kuwa Milateriga Soomaaliya oo kasoo baxay qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa maanta soo galay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Ciidamadaas oo wata ku dhawaad 30 gaadiidka dagaalka ah iyo askartooda ayaa dadka deegaanka ee ku sugan duleedka Muqdisho waxay sheegeen inay soo ...

Read More »

Gantaallo lagu weeraray Israel iyo jawaab ay bixisay Israel

27 march 2o19  WARMAAL NEWS.COM Kooxaha wax iska caabinta Falastiin ayaa xalay saddex gantaal ku weeraray Israel, taasi oo dhalisay in ciidamada Israel ay duqeymo ku jawaabaan, halisna gelisay xabad joojin ay ku dhowaaqday kooxda Xamas. Isku dhacyadan ugu dambeeyey ayaa soo billowday Isniintii markii gantaal laga soo tuuray Gaza uu ku dhacay guri ku yaalla waqooyiga magaalada Tel Aviv, ...

Read More »

Booliska dalka new sealand oo gacanta kudhigay hub iyo Nin looga shakisan yahay weerarkii Masjidu -NUUR-

27 march 2019 Booliska  dalka new Sealand ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen  Nin lagu tuhunsana inuu xidhiidh laha weerarkii masjidka ALNUUR 15kii bishan  Booliska dal kaasi oo xalay hawal gala ay sameeyen ku galay aqal uu  leeyahay Nin ka latuhun sana aya ay gacanta kusoo dhigeen hub ay shegen in ay  ka  heleen guri gaasi kadib markii ay xog ...

Read More »

Buug ay qortay Xaaska madaxwaynihii hare ee Maraykanka -Michelle Obama- oo 10 milyan laga gatay

Buug xusuusteeda ay ka qortay xaaska madaxweynihii hore ee Maraykanka, gabadha lagu magacaabo Michelle Obama ayaa noqday kan loogu iibsiga badanyahay dalka Maraykanka. Waxaa la qoray shan bilood uun ka hor, illaa iyo haddana waxaa laga iibsaday 10 milyan oo nuqul sida ay sheegtay shirkadda daabacaadda ee Bertelsmann. “Waxaan aaminsanahay in buuggan uu noqon karo loogu iibsiga badnaa ebed” ayuu ...

Read More »

Madaxwayne Trump oo lacagtii gidaarka ka heley meel kale

Aqalka Pentagonka ee looga taliyo militariga dalka Maraykanka ayaa ansixiyay lacag dhan $1 bilyan oo doolar oo ka mid ahaa miisaaniyadda ciidanka in loo leexiyo dhanka dhismaha gidaarka uu ku taahayo madaxweyne Donald Trump. Lacagtan ayaa ah tii ugu horeysay oo la heley tan iyo intii madaxweynaha uu ku dhowaaqay xaaladda degdegta ah si uu u hareer maro xanibaadda ka ...

Read More »