Monthly Archives: March 2019

Dhawaqa qarax xoogan ayaa laga maqlay xaafadaha degmada Hodon ee gobolka Banaadir.

Muqdisho (warmaal News.com)-Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay xaafadda NBC, waxaana lagu waramayaa in qaraxa gaari uu haleelay. Ciidamada amaanka ayaa gaaray goobta qaraxa uu ka dhacay, waxaana la sheegay in qaraxa uu ku dhaawacmeen labo ruux. Waxaa kale oo qaraxa ku dhaawacmay shaqaale ka shaqeynayay maqaayad u dhow halka uu qaraxa ka dhacay, sida dadka ...

Read More »