Hargaysa oo shilalka gawadhidu kusii badanayan + Sawiro

3  march 2019  Hargaysa {warmaal news}

Magalada Hargaysa ee  caasimada   Somaliland aya  ay mudoo yinkii   ugu danbeeyay shilalka gawa dhidu  kusii  bada   nayeen ila bilawgii  bishan april ee sanada 2019  inta laxasuusan   yahay  Hargaysa waxa kadhacay  5 shil oo ay sababen baa buurta  kusii  bada naysa caasimada S/land   ee  Hargaysa intooda  badana  cidi ku may   dhiman hadaba   shilal kani aya intooda  badan waxa   sababa aqoon yari   haysata  dara walinta  wada yaasha ka ah  gaadidka  iyo  wado xumo ay khaati  katagan  yihiin  shacabka   reer   Hargaysa

Hadaba  xukuumada  S/land aya mudoo yinkii    ugu danbeeyay  waday ol ole  kobcinta  aqoonta  derawal nimada ee wada yaasha  gaadidka  s/land  iyo diwaan galin casri ah oo wasarada  gaadidka  iyo   hor u marinta jidadku ay ku talab satay mudoo yinkii ugu danbeeyay

Hadaba caqabada ugu wayen ee  haysata deriwalada istic mala wadooyinka  magalada  Hargaysa ayaa ah wadoo yinkii  oo gabi ahanba  bur-bursan  iyo cidhidhi  kadhashay  dad ka ku ganac sada hareerahaa wadooyinka ee magalada Hargaysa

 

 

 

Warmaal news.com

Xafiiska Hargaysa   

Facebook Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*