Madaxweyne Muuse Biixi Oo Aamaaney Dawlada Hoose Ee Berbera ( Muuqaal )

15 april 2019 Hargeysa (warmaal news)-

Madaxweynaha  Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu amaaney horumar balaadhan oo uu sheegay in ay ku talaabsatay dawlada Hoose ee magaalada Berbera .

Madaxweynaha ayaa  cadeeyey in aaney jirin dhaqaale gaar ah oo Dawlada Hoose ee Berbera ka soo gasha xukuumada balse ay  si fiican u maamushay qarashkii soo galaayey oo kaliya .

Facebook Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*