Itoobiya Oo Ruushka La Gashay Heshiis Ay Ku Isticmaalayso Nukliyeerka

17 april 2019  Russia  (warmmaal news)-

Dawladda Itoobiya ayaa Shirkadda Tamarta Nukliyeerka Ruushka ee Rosatom la gashay heshiis ay tamarta Nukliyeerka ugu adeegsanayso hab nabadgelyo ku dhisan.

Warbaahinta Itoobiya ayaa werisayin heshiiskan lagu kala saxeexday Salaasadii Magaalo xeebeeda Sochi ee dalka Ruushka, waxaana labada dhinac qalinka ugu kala duugay Wasiirka Tiknoolajiyadda Itoobiya Dr-Ing. Getahun Mekuria iyo Agaasimaha Guud ee shirkadda Rosatom Mr.Alexy Liknachev.

Sida uu dhigayo heshiiskani waxa Itoobiya ay farsamooyinka Nukliyeerka u adeegsan doonto adeegyada Caafimaadka, Beeraha iyo Wershadeynta.

warmaal news

Xafiiska Hargaysa

Facebook Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*