Monthly Archives: April 2019

Ilhaan Cumar oo ku dhawaaqday inay halis ku jirto nafteeda

 15 april 2019 Washington (warmaal news) – Ilhan Cumar oo ah xildhibaanad ka tirsan aqalka Koongareeska Mareykanka ayaa sheegtay inaan la aamusin doonin ka dib markii ay cambaarayn xoog badan kala kulantay qaabka ay uga hadashay weerarkii daaraha Maraykanka lagu qaaday bishii Sabtembar ee sannadkii 2001, dadka aadka u dhaliilayna waxaa ka mid ah madaxweyne Donald Trump. Madaxweynaha Mareykanka ayaa ...

Read More »

Amnesty International oo sax ka dhigtay eedeyn horey loogu jeediyey Farmaajo

15 april 2019 Muqdisho (warmaal news) – Hey’adda Xuquuqda Aadanaha Amnesty International ee Fadhigeedu yahay Magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa soo saartay warbixin ay kaga hadleyso hoos u dhac ku yimid xunakla dilka toogashada  ah marka lo fiiriyo Sanadkii 2017. Amnesty International ayaa sheegtay inay hoos u dhacday xukunka dilka Toogashada ah ee la fuliyey Sanadkii 2018 marka loo ...

Read More »

Xuutiyiinta oo Doonaya Xiriir ay Mareykanka la Yeeshaan

Ka dib muddo Afar sano ka badan oo uu dagaal qaraar ka socday dalka Yemen, kaas oo galaaftay nolosha kumanaan qof, malaayiin kalena qarka u saaray macluul, ayaa haatan Jabhadda Xootiyiintu waxey sheegeen inay diyaar u yihiin inay xiriir la yeeshaan Mareykanka, sidaasina waxaa VOAda u sheegay sarkaal u qaabilsan xootiyiin Arrimaha Dibadda. Colaadda Yemen ayaa soo bilaabatay 2015kii waxeyse ...

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay dibadbaxyadii Muqdisho ka dhacay

Dawladda Federaalka ayaa sheegtay in dad farabadan loo soo xiray isu soo baxyadii rabshadaha watay ee Sabtidii ka dhacay magaalada Muqdisho kuwaas oo ka dhashay markii askari boolis ah uu toogasho ku dilay wiil darawal ka ahaa mooto Bajaaj iyo qofkii rakaabka ahaa ee la socday isgoyska Hawlwadaag. Shir looga hadlayay amniga caasimadda oo xalay ka dhacay xafiiska ra’isul wasaaraha ...

Read More »

Ujeedada Safar Madaxwayne Muuse Biixi Saaka Ku Tagay Magaaladda Berbera.

15 april 2019 Berbera (warmaal news) Madaxwaynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa goor dhawayd safar shoqo ugu baxay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil. Madaxwaynaha ayaa subaxnimadii hore ka jarmaaday madaxtooyadda waxaana ujeedada socdaalkiisa la xidhiidhinayaa in uu xadhiga ka soo jari doono qalab cusub oo lagu soo kordhiyay Dekedda Barbara. Sidoo kale Madaxwayne Muuse Biixi waxa la Qorsheeyay in uu la ...

Read More »

Muuse Biixi oo xilalka ka qaaday wasiiro iyo safiiro

14 april 2019   Hargeysa  (warmaal news) ― Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa isku shaandheyn ku sameeyay Xukuumadiisa, waxyar un kadib markii uu maanta qaar kamid ah bulshada reer Hargeysa la tukaday salaad Roob-doona. Madaxweyne Biixi ayaa waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-293/042019, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda. Waxaanay u dhignayd Wareegtada ...

Read More »