Monthly Archives: April 2019

Dagaalka Libiya oo sii xoogeystay iyadoo ciidamada Xaftar ay Tripoli ku wajahan yihiin

Dagaalka ka soconaya nawaaxiga caasimada Tripoli ayaa sii xoogeystay , iyada oo wararku ay sheegayaan in ciidamo daacad u ah Gen Khalifa Haftar ay ka galeen magaalada saddex jiho. Wararka qaar ayaa sheegaya in milatariga Haftar ee isku magacaabay ciidamada qaranka Libya ay haatan u galeen gudaha magaalada 25 kiilo mitir. Sidoo kale wararku waxa ay tibaaxayaan in mid ka ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo magacaabay saddex wasiir oo cusub (Aqriso magacyada)

April 7, 2019 Muqdisho (warmaal news) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliyam Xasan Cali kheyre ayaa waxaa uu maanta magacaabay saddex ka mid noqonaya golaha Wasiirada Soomaaliya, kuwaas oo xilalkooda ay banaanaayeen. Wasiirada uu maanta Ra’iisul Wasaare Kheyre magacaabey ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Dastuurka oo lo magacaabay Saalax Axmed Jaamac, xilkaas oo uu ka geeriyooday Wasiirkii Dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh ...

Read More »

Qaadhaan Bixiyeyaasha Caalamiga Ah Ee Doorashada Oo Meel Adag Iska Taagay Wada Shaqayn Ay La Sii Yeeshaan Somaliland.

7 april 2019  Hargeysa(warmaal news):- 2-dii iyo 3-dii bishan April waxa Somaliland yimid wefti culus oo ka socda dalalka Somaliland taageera ee Midawga Yurub kuwaas oo siday farriin culus oo nuxurkeedu yahay in ay faraha kala bixi doonaan taageeradooda Somaliland maaddaama aan wax horumar ah laga samayn doorashooyinka qorshaysan dhammaadka sanadkan horena marar badan dib ugu dhacay.   Saddexdii bisha ...

Read More »

IGAD Oo Samaysanaya Ciidan Badeed Aan Laga Tallo Gelin Somaliland

7 april 2019  Hargaysa   Warmaal news  IGAD Oo Samaysanaya Ciidan Badeed Aan Laga Tallo Gelin Somaliland Hargeysa(warmaal news) Waddamada ku bahoobay urur gobolleedka IGAD ayaa shaaciyay qorshe ciidan badeed oo wada jir ah loogu samaynayo Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed. Dawladda Somaliland oo inta badan leh biyaha ciidamadu ilaalinayaan ayaan waxba kala socon qorshan waxaana si weyn uga digay Eng ...

Read More »

Al Shabaab oo dagaal kula wareegay deegaan ku yaala xadka Soomaaliya iyo Kenya

mogadisho (warmaal news)- Ciidamo ka tirsan Al Shabaab ayaa la wareegay deegaano muhiim ah oo ku yaala xuduuda ay wadaagaan dalalka Soomaaliya iyo Kenya, kadib dagaal saacado qaatay oo ka dhacay Jubbada Hoose. Ciidamada Al Shabaab ayaa dagaal saacado qaatay kula wareegay deegaanka DAG-CADAY oo fariisin ay ku lahaayeen ciidamo ka tirsan maamulka Jubbaland iyo kuwa dowladda Kenya. Dadka deegaanka ...

Read More »

Madaxwayne Muuse Biixi Oo Magacaabis Iyo Xil Qaadis Sameeyay.

WAREEGTO MADAXWEYNE: 06 /04/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-292/042019 uu ku magacaabay Guddoomiyaha Guddida Mihnadlayaasha Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Wareegto Madaxweyne Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad; Markaan Arkay: Aqoonteeda, Kartideeda iyo Waaya-aragnimadeeda; Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karto Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilkan; Markaan ...

Read More »

Ninkii dilka ugu hanjabay Ilahaan Cumar oo gacanta lagu soo dhigay

 6 april 2019    Hargaysa (warmaal news) – Dadaal dheer kadib FBI-da Mareykanka ayaa ku guuleystay inay gacanta kusoo dhigaan nin dil ugu hanjabay Gabadha uu asalkeedu yahay Soomaali ee lagu magacaabo Ilhaan Cumar taasoo hadda ka tirsan Golaha Aqalka Hoose ee Dalka Mareykanka. Patrick Carlineo Jr. oo ah ninka gacanta lagu dhigay ayaa horey qadka Taleefoonka Xafiiska Ilhaan uga ...

Read More »