Monthly Archives: April 2019

Khasaaraha Hormuud kasoo gaaray Xarumaha Ciidamada Kenya ka gubeen oo la shaaciyay

Muqdisho (warmaal news)-Guddiga warfaafinta, boostada iyo isgaarsiinta ee golaha shacabka BF ayaa todobaadkan golaha waxaa uu hordhigay warbixin la xiriirta khasaaraha ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Kenya ay u gesyteen shirkadaha Hormuud Iyo Somtel. Shirkadda Hormuud: 05/10/2012, Ciidamada Kenya ayaa miino ku xiray Tower-ka shirkadda ee ee tuulada Dhegalaab ee Baardheere, khasaaraha waa $255,528,16. 17/09/2017: Ciidamada ayaa burburiyey Site-k tuulada Khadiijo ...

Read More »

Booliska Oo Masuul Xabsiga U Taxaabay

Booliska Oo Masuul Xabsiga U Taxaabay Jamaal Cabdi Muxumed afhayeenkii wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayay ciidamada boolisku xabsiga u taxaabeen. Xogo laga soo xigtay masuulka xidhan waxa uu xadhiggiisa la xidhiidhiyay wasiirka arrimaha gudaha waxaanu tilmaamay in lagu haysto qoraallo uu ku baahiyay boggiisa Facebook. Hadallo laga soo xigtay Afhayeenka xidhan oo warmaal news ka soo xigtay shabakadda Ilaysnews ayaa ...

Read More »

Xogo Laga Helay Kulan Dhexmaray Kulmiye , Ucid Iyo Komishanka Doorashooyinka

Hargeysa (warmaal news):- Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland iyo xisbiyada UCID iyo KULMIYE ayaa shalay shir doceed ay albaabadu u xidhanayeen oo saddex-geesood ah ku wada yeeshay xarunta guud ee komishanka Doorashooyinka ee magaalada Hargeysa, kaasi oo ka yimid kadib markii ay dorraad labadan xisbi soo bandhigeen nuxurka heshiis-yo dhex maray iyo go’aamo la xidhiidha qaddiyadda doorashada Kulankan saddex geesoodka ahaa ...

Read More »

Gabdho Soomaali ah oo lagu la’yahay dalka Cyprus

 (Warmaal news) – Hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in saddex Gabdhood oo Soomaali ah lagu la’yahay Dalka Cyprus. Xafiiska UNHCR ee Cyprus, ayaa baahiyay xogtan waxaana xafiisku uu sheegay in  Gabdhahaas la waayay hal Todobaad ka hor. UNHCR ma sheegin magacyada iyo xogta Gabdhaha Soomaalida ah ee lagu la’yahay dalkaasi kuwaas oo xeradii ay ku ...

Read More »

Eedaha Loo Haysto Cabdimaalik Coldoon

Eedaha Loo Haysto Cabdimaalik Coldoon Suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon oo 17 bishan ciidamada boolisku ka soo qabtay suuqa Burco ayaan wali dacwad rasmi ah lagu soo oogin laakiin, garyaqaanka difaacaya ayaa iftiimiyay in eedaha hordhaca ahi tilmaamayaan in lagu haysto aragtiyihiisa uu ku qoro baraha bulshada. Garyaqaan Mubaarik Cabdi Ismaaciil oo difaacaya Coldoon ayaa tilmaamay eedaha hor dhaca ah ee ...

Read More »

Shariif Sheikh Axmed oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Muqdisho (warmaal news)-Dadweyne Badan ayaa soo dhaweeyay madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheikh Axmed oo maanta dalka dib ugu soo laabtay isaga iyo wafdi uu hogaaminayay. Shariif Sheikh Axmed waxaa garoonka diyaaradaha ee Muqdisho kusoo dhaweeyay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ee ku jira Xisbiga uu hogaamiyaha ka yahay iyo masuuliyiin kale. Dadweynaha ayaa safnaa wadada ka timaada garoonka diyaaradaha ...

Read More »

Guddoomiye Ciro oo ka hor-yimid heshiiskii shalay

24 april 2019  Hargeysa  (warmaal news) ― Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Mudane Cabdiraxmaan Ciro ayaa maanta caasimada Somaliland si balaadhan loogu soo dhoweeyey kadib safar uu muddo ugu maqnaa dalka dibadiisa. Gudoomiye Ciro ayaa si adag uga hadley heshiiskii ay shalay arrimaha doorashooyinka ay kaa gaareen xisbiyada Kulmiye iyo Ucid, wuxuuna sheegay in labadaas xisbi marna go’aan ka ...

Read More »

Wareysigii dhex-maray jilaaga caanka ah ee Akshay Kumar iyo Ra’iisul wasaaraha Hindiya

Dalka Hindiya ayaa galay jawi doorasho ah, codaynta ayaa bilaabatay 11-kii bishan Abriil , waxaana lagu wadaa inay dhammaato dabayaaqada bisha soo socota. Dadka saameynta ku leh dalkaas ayaa qeyb ka ahaa ol’olaha doorashada iyo hadalheynta hadda socota, xilli lagu guda jiro codbixinta. Wareysi dhex-maray jilaaga caanka ah ee Akshay Kumar iyo Ra’iisul wasaaraha Hindiya Maxaa dhacay? Ra’iisulwaasaare Narendra Modi ...

Read More »

Boqortooyada Sacuudiga Oo Silac Dishay Maxbuus

Maxbuus Sacuudiga ku xidhnaaa ayaa la silac dilay, sida ay ku warrantay warbaahinta qaranka ee Sacuudiga. Ninkan ayaa ka mid ahaa 37 ruux oo Salaasadii la daldalay iyaga oo loo haysto falal argagixisanimo. Warka ay dawladdu soo saartay ayaa lagu sheegay in raggan lagu helay “in ay qaateen afkaaro xagjirnimo, in ay abuureen shabakado argagixiso iyo in ay wax u ...

Read More »