Monthly Archives: April 2019

Xisbiga Waddani Oo Shaaciyey In Heshiiskii Ay Gaadheen UCID iyo Kulmiye Uu Ka Danbeeyey Imaaraadku , Xukuumada-na U Hanjabey + [ Muuqaal ]

24 april 2019  Hargeysa (warmaal news) – Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegay in go.aamadii ay shalay arimaha doorashooyinka ka soo saareen xisbiyada UCID iyo KULMIYE uu ka danbeeyey dalka Imaaraadka Carabta oo ay sheegeen in arimaha doorashooyinka faro galin qaaqan ku hayo . Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani Cismaan Afgaab waxuu cadeeyey in Go.aankan Madaxweyne Biixi Looga ...

Read More »

Dawladda Qatar & Farmaajo Oo Aragti Ahaan Kala Fogaaday

Dawladda Qatar & Farmaajo Oo Aragti Ahaan Kala Fogaaday Dawladda Qatar iyo dawladda Soomaaliya ayaa la sheegayaa inay soo kala dhex gashay xurguf diblomaasiyadeed oo aan weli banaanka u soo bixin. Xurguftan ayaa ka dhalatay ka dib markii ay shirkadda Talyaaniga ah ee ENI qodis shidaal ka bilowday dhul badeedka ay Kenya iyo Soomaaliya isku hayaan, iyadoo ay Kenya shirkadan ...

Read More »

Madaxweynaha Jabuuti Oo Shaaciyey Cabsida Uu Ka Qabo Kacdoono Dalkiisa Ka Dhaca – ( Muuqaal )

Jabuuti  (warmaal news)- Madaxweynaha Dalka Jabuuti Md Ismaciil Cumar Geele ayaa waxaa uu markii ugu horeyay uu cadeeyey casbi uu sheegay in uu ka  qabo kacdoono uu sheegay in ay dalkiisa ka dhacaan Madaxweynaha Jabuuti Oo Cadeeyey Cabsida Uu Ka Qabo Kacdoono Dalkiisa Ka Dhaca " Fidmo Ayaa Dalka La Soo Galinayaa…." #Share Posted by Eng Cabdi Raxiim Mowliid on ...

Read More »

MURUGO: Geerida Saaxiibka Halyeygii Reer Brazil Ee Romario Oo Lasoo Sheegay, Meydkiisa Oo Laga Helay Waddo Iyo Brazil Oo Tacsi Ka Socoto

Dunida kubadda cagta ayaa saaka u barooranayasa laacib hore uga fadhiistay ciyaaraha oo ku geeriyooday dalka Brazil, kaas oo maydkiisa laga helay waddo ku taalla magaalada Sao Paulo ee dalka Brazil. Maalintii Sabtidii ayaa booliska lagu wargeliyey in mid ka mid ah waddooyinka magaalada Sao Paulo uu yaalla meydka qof rag ah, waxaana markii la geeyey  cusbitaalka, gaar ahaan qolka ...

Read More »

Mareykanka Oo Adkeeyay Cuna-Qabateynta Iran

Mareykanka ayaa maanta soo gaba gabeysay ogolaashihi uu dalalka qaar u ogolaaday in ay saliidda ka sii iibsan karaan dowladda Iran, taasoo hadda culeys dhaqaale oo xoog leh ku keeni doonto xukumadda Tehran. Aqalka Cad ayaa Isniinti maanta ku dhawaaqay, in madaxweyne Donald Trump uugo’aansaday in uu dhameeyo cafiski uu Mareykanka ka cafiyay dalalka Japan, Kuuriyada Koofureed, Turkiga,Shiinaha iyo Hindia ...

Read More »

Puntland oo xukun ku riday Sarkaal ka tirsanaa wasaaradda Maaliyadda oo Musuq ku eedeysnaa

 Garowe  (warmaal news)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ee gobolka Nugaal ayaa sheegaya in maxkamad ku taala magaaladaasi ay xukun ku riday sarkaal ka tirsanaa wasaaradda Maaliyadda Puntland. Maxkamadda darajada Koowaad ee Maamulka Puntland ayaa xukun iyo Ganaax lacageed isugu dartay sarkaal horay uga tirsanaa Wasaaradda maaliyadda maamulka Puntland kaas oo musuq lagu soo eedeeyay. Ninkan oo 26 jir ...

Read More »

Shacabka Somaliland Oo Walaac iyo ama kaag Xooggan Ka Qaba Hab-Dhaqannada Gurracan Ee Ciidamada Booliska Somaliland

Shacabka Somaliland Oo Walaac Xooggan Ka Qaba Hab-Dhaqannada Gurracan Ee Ciidamada Booliska Somaliland Hargeysa (warmaal news) – Tan iyo intii Somaliland Xornimada lasoo noqotay ee dib u dhiska lagu samaynayay dalka, ciidamada kala duwan ee qaranku waxa ay ahaayeen kuwo shacabka tix-gelin ballaadhan ka haysta marka la eego doorka ay ku lahaayeen dib u dhiska iyo nabadaynta qaranka iyo dhinaca ...

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay Sarkaal ka tirsan Kumaandooska Puntland oo dilay

Boosaaso (warmaal news)- Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, loogu geystay sarkaal ka tirsanaa ciidamada Kumaandooska Puntland. Sarkaalka la dilay ayaa la sheegay inuu ka tirsanaa ciidamada sida gaarka u tababaran ee PMPF waxaana la sheegay in askari kale uu ku dilay duleedka magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Sarkaal la dilay oo lagu Magacaabi ...

Read More »