Monthly Archives: April 2019

Maxkamadda Sare Oo Go’aan Ka Gaadhay Xadhiga Coldoon

Maxkamadda Sare Oo Go’aan Ka Gaadhay Xadhiga Coldoon Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa go’aamisay in dacwadda Suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon lagu qaado maxkamadda gobolka Maroodijeex kadib markii 17 bishan boolisku ka soo qabtay magaalada Burco loona soo dhaadhiciyay Hargeysa. Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Maroodijeex ayaa 20-kii bishan oo Cabdimaalik la keenay maxkamadda amar ku bixiyay in dacwaddiisa lagu qaado magaalada Burco ...

Read More »

Maxay tahay sababta uu u guursan la’yahay jilaaga caanka ah ee Salman Khan?

Waxaa dad badan oo daawada aflaanta Hindiga aan ka qarsooneyn in jilaaga caanka ah ee Salman Khan uusan guursanin waligiis. Salman Khan oo ay da’diisu tahay 53 sano, loogana bartay aflaanta Hindiga ee jaceylka iyo dagaalka ku saleysan ayaa su’aasha ugu badan ee la weydiiyay noolashiisa waxaa la sheegay inay ahayd sababta uu u guursan waayay, waxana marar badan su’aashaas ...

Read More »

Bajaajle loo dilay Shan kun oo Shilin Soomaali ah iyo sida ay ku dhacday

Buulo-Mareer  (warmaal news) – Maxamed Ibraahim Abuukar oo ahaa wade Mooto bajaaj ayaa xalay Askeri ka ritsan ciidanka Dowladda waxa uu ku  dilay  Degaanka Buulo-Mareer ee Gobolka Shabeellada Hoose. Qoyska marxuum Maxamed oo ayaa sheegay in Askeriga uu wiilkooda ku dilay bar-koontorool oo ku taalla deegaanka Buulo-Mareer  uuna  u dilay Shan kun oo shilin Soomaali ah. Askerigii dilay Wiilkooda ayay ...

Read More »

Farmaajo: Soomaaliya waxay ka dagi la’dahay mucaarad wax dumiya iyo faragelin shisheeye

Madaxweynaha dalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta hadal ka jeediyay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed uga furmay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Soomaaliya ay haystaan dhibaatooyin caqabad ku noqday in Soomaaliya ay horumar Gaadho. Madaxweyne Farmaajo waxaa uu sheegay iney Soomaaliya ay ka dagi la’dahay laba caqabadood oo haysta: 1. Mucaaradnimo wax dumisa “Dhibaatooyinka aan qabno waxaa weeye dhaqan xumo siyaasiyiinta ...

Read More »

Sucuudiga iyo UAE oo 3 Bilyan oo Doolar ugu Yaboohay Suudaan

DUBAI  (warmaal news) – Boqortooyada Sucuudiga iyo Imaaraadka carabta ayaa sheegay inay Saddex Bilyan oo Doolar ugu deeqayaan horumarinta dalka Suudaan, kadib markii dhawaan Millatarigu xukunkii ka tureen Madaxweyne Cumar Xasan Al-bashiir oo dalkaas xukumayey muddo Soddon Sanno ku dhow. Sucuudiga iyo Imaaraadka Carabta waxay sheegeen in 500 oo Milyan oo doolar ay ku shubayaan Baanka dhexe ee Suudaan, halka lacagta ...

Read More »

Faahfaahino laga helayo Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

  Muqdisho  (warmaal news)- Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ka dhacay agagaarka isgoyska Tarabuunka ee degmada Hodon, waxaana qaraxa uu ahaa mid gaari lagu xiray. Qaraxa ayaa sababay dhaawaca labo ruux, waxaana la sheegay inuu ka badbaaday ruuxii lahaa gaariga oo ahaa nooca raaxada oo yaalay meel ku dhow isgoyska Tarabuunka ee degmada Hodon. Ciidamo ka tirsan kuwa ...

Read More »

Milatariga iyo kooxaha rayidka ee dalka Suudaan oo “heshiiyay”

Hoggaamiyeyaasha kooxaha u ololaynaya dimuqraadiyadda dalka Suudaan ayaa waxa ay wahadallo fool ka fool ah la yeesheen maamulka milateriga ee ay doonayaan in ay xilka kala wareegaan. Waxaa lagu soo warramayaa in magaalada Khartuum lagu xiray dhawr sarkaal oo sarsare oo xulafo la ah madaxweynihii hore ee dalkaasi Cumar Xasan al-Bashiir. Wadahadallada u dhexeeyo milatariga iyo kooxaha dalbanaya in maamul ...

Read More »