Madaxweyne Muuse Biixi Oo Tacsi U Diray Dadkii Ku Naf Waayey Roobabki Xalay Hargeysa Ka Da’ay Dalka Soona Kormeeray + [ Sawiro/ Muuqaal ]

Hargeysa (warmaal news) –

Madaxweynaha Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu ka hadlay khasaaraha ka dhashay roobab mahiigaan ah oo caawa ka da’ay dalka gaar ahaan caasimada Somaliland ee Hargeysa oo ay ku dhinteen shan ruux, halka ay sagaal kalena ku dhaawacmeen. Waxaanu madaxweynuhu isla caawa kormeer ku tegay goobaha khasaaruhu ka dhacay iyo guud ahaan waxyeelada magaalada roobku gaadhsiiyey.

Image may contain: 1 person, sitting and indoor
Image may contain: 5 people, people smiling, people standing and outdoor
Image may contain: plant, outdoor, nature and water
Image may contain: 8 people, people smiling, people standing and night
Image may contain: one or more people, people standing, night and outdoor
Image may contain: 10 people, people smiling, people standing and outdoor

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

warmaal news

xafiiska Hargaysa

Facebook Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*