Monthly Archives: June 2019

Dhageyso: Sarkaal sawirro ka qaaday ciidanka Amisom oo dad ku leynaya Xamar

Muqdisho (warmaal news) – Cabdiwahaab Xaaji Axmed oo ahaa Turjumaan ayaa sawirro naxdin leh ka qaaday Ciidamada AMISOM oo dad shacab ah ku leynaya gudaha magaalada Muqdisho. Sarkaalkan oo la shaqeynayay howlgalka Midowga Africa ayaa la socday kolonyo ka tirsan AMISOM oo qarax lagula eegtay isgoyska Ex-Koontarool Balcad ee magaalada Muqdisho. Cabdiwahaab oo Wareysi siiyay Idaacadda Mustaqbal ayaa sheegay in qaraxa ...

Read More »

Ciidamada Kumaandooska oo la wareegay Dhuusamareeb iyo Kheyre oo ku wajahan

Dhuusamareeb (warmaal news) –Maanta ayaa la filayaa in Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ahna Xarunta Maamulka Galmudug inay gaaraan Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Shalay gelinkii dambe ayaa waxaa Dhuusamareeb gaarayu Wafdi horudhac u ah safarka Ra’iisul Wasaaraha iyo qaar ka mid ah ilaaladiisa,waxaana Maanta safarka Ra’iisul Wasaaraha looga dareemayaan Magalada Dhuusamareeb. U ...

Read More »

Akhriso :- Shan Sababood Oo Muujinaya In Aanay Somaliland Ka Qabsoomayn Doorashada Wakiilladu Sannadkan 2019-Ka

159 maalmood, ayaa ka hadhsan wakhtigii loo qorsheeyey in ay dalka ka qabsoonto doorashada Golaha Wakiillada Somaliland ee dib u dhacu hadheeyey tan iyo 2010-kii oo ay ku eekayd muddo xilkeedkii ay shacabku doorteen. Golaha Guurtida Somaliland ayaa muddo sagaal bilood ah u kordhiyey Mudaneyaasha Golaha Wakiillada 21-kii bishii January ee sannadkan, ka dib markii dib u dhac ku yimid ...

Read More »

ethiopia madaxwayne lagu oo xiisad ka abuuray dalkaasi

Addis Ababa (warmaal news) – Faah faahin dheeri ah ayaa laga helayaa afgambi fashilmay iyo rabshado ka dhacay dalka Itoobiya, gaar ahaan gobolka Amxaarada. Warbaahinta gudaha ayaa shaacisay in la dilay Madaxweynihii gobolka Amxaarada Ambachew Mekonnen iyo la taliyihiisii sare, kuwaas oo ay toogteen rag hubeysan. Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa sidoo kale saaka xaqiijiyay in rabshadahaasi lagu dilay  taliyihii guud ...

Read More »

Taliyihii Ciidamada Itoobiya oo caawa toogasho lagu dilay iyo Afganbi

Addis Ababa (warmaal news) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya afgambi dhicisoobay oo ka dhacay gudaha Itoobiya, gaar ahaan gobolka Waqooyi ee Amxaarada. Qalalaaso ka dhacay gobolkaasi ayaa waxaa lagu toogtay taliyihii guud ee Ciidamada Itoobiya General Seare Mekonnen iyo saraakiil kale. Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in guud ahaan la jaray qadka isgaarsiinta iyo Internetka ee ...

Read More »