Falastiin iyo Diyaaradaha bilaa duuliyaha ah

Falastiin in  kasta  oo  aanay ahayen   dawlad si rasmiya loo aqoon san yahay balse waxa ay wakiil sharafeedyo ku leedahay Qaramada midoonbay,  iyo   jaamacada Carabta

 xafiiska   siyaasad  ahan   dibada   umtali jiray  oo xaruntiisu  ahyed   Waashintoon    oo  hoos  iman jiray  URUR kii dhaq’dhaqa xorayenta   Falastiin  magaciisana  loona   soo gaabiyo   _ PLO_   kahor  intii  aan   albaabada   la isugu laabin sandii   2018  waxa uu  ahaa   xafiiska ay ku soo  hagagi jireen    mucaawinoyinka  dibada  iyo  cidkasta oo danaynaysa    xidhiidhka  Falastiin

 

                                    BARA SHADII    ENGENRING KA

 

waxa  uu  ahaa   arday  fir’fircon  marka loo eego  ardayda  dhigiisa ah  waxana  uu  xiisyen  jiray barashada  farsamooyinka   kala duwan  sida  samyenta  Diyaaradaha  ,  doonyaha lagaga   dagalamo   badda gudaheeda ,   fur’furista   iyo cilad  saarista   copmetera da

waxana  uu  magaciisu  aha  { MAXAMAD  SUWAARI }

dhalasho ahan waxa uu  kasoo   jeeday   dalka   tuniisiya  oo  ku ya ala qaarada  AFRICA  

  

      MAMNUUCISTII   Wax Barashadiisa  

 

Madaxwaynihii   xiligaa   katalinayay   dalka tunisiya  {SAYID  CABIDIN  BANI  CALI }   oo   ahaa   madaxwaynihii  ugu  horeeyay   ee    ay   galafteen  kacdoonadii  loogu  magac daray   _ GUGA CARABT _  ee  dhacay  sanadii   2011     waxa dhamadkii  qarnigii  ina dhaafay  kuna   beegnayed  badh tamahii  90 AADKII    waxa   uu   laga mamnucay  MAXAMED JAWALI  inuu dhameyestirto  wax  barashadiisi   jaamacada   oo   ay  uga dhinyed   wax  kayar  2  sano  iyada oo lagu  am ray  inuu  si  deg-deg ah   dalka ugu baxo  

 

Lasoco  maqaladan maalin kasta oo  Khamiis ah

 

warmaal .com

xafiisk  Hagaysa   

Facebook Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*