Madaxweyne Mustafe Cagjar Oo Guul Ku Tilmaamay Aqoonsi Ay Somaliland Ka Hesho Caalamka

Madaxweyne Mustafe Cagjar Oo Guul Ku Tilmaamay Aqoonsi Ay Somaliland Ka Hesho Caalamka

Hargeysa(warmaal news):-Madaxweynaha deegaanka soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cagjar ayaa si weyn u taageeray aqoonsi ay somaliland ka hesho caalamka.

 

Madaxweyne Mustafe Cagjar ayaa qoraal kooban oo uu ku baahiyey bogaga uu ku leeyahay Facebook iyo Twitter waxa uu ku sheegay in dadka soomaalida ah ay guul u tahay in la aqoonsado somaliland, waxaanu qoraalkiisa ku yidhi:-

Walaaleheen Somaliland inay dunida la macaamilaan kana helaan aqoonsi aad baanu ugu faraxsanahay, dal kale oo somaliyeed oo dunida laga aqoonsan yahay Guul weyn ayay u tahay umada somaliyeed”

Xafiiska madaxweynaha

Somali State

Mustafe Mohumed Omer

(mustafe cagjar)

Facebook Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*