Monthly Archives: August 2019

Taliyayaal Cusub Oo Loo Magacaabey Dhamaan Ciidamada Somaliya Iyo Kuwii Hore Oo Xilalka Laga Qaadey

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa goor dhow magacaabay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka sida, iyadoo si buuxda Taliyaha NISA loogu magacaabay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo muddo 10 bilood ahaa Sii Haye. Sidoo kale Golaha Wasiirada ayaa Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka u magacaabay Jen. Odawaa Yuusuf Raagge, iyadoo xilkaas laga qaaday Jen. Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe. Taliyaha Booliska ayaa loo magacaabay Cabdi ...

Read More »

Xisbiga Xasan Sheekh oo u hambalyeeyey mid ka mida madaxweynayaasha Jubaland

Muqdisho (warmaal news) – Xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo maanta dib loogu doortay madaxweynaha Jubaland. Qoraal kasoo baxay xisbiga UPD ayaa lagu sheegay inay boggaadinayaan sida hufnaanta leh ee guddiga doorashada Jubaland uu u agaasimay doorashada madaxweynaha ee maanta ka dhacday Kismaayo. UPD ayaa ...

Read More »

Saddex Dal Oo Isku Baheystay Inuusan Soo Laaban Madaxweyne Axmed Madoobep

Hargeysa (warmaal news):- Wargeyska The Standard ee ka soo baxa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa warbixin dheer ka qoray arrimaha Jubbaland, gaar ahaan doorashada madaxweynaha maamulkaasi oo dhaceysa Khamiista soo socota. Wargeyska ayaa shaaciyey in dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea ay sameysteen isbahaysiga dadka Kosheetigga ah, islamarkaana ay doonayaan inay beddelaan Axmed Madoobe oo sanadkan la kulmaya cadaadis ...

Read More »

Xog: Saadaq John oo xiray afar taliye oo baabuur ka soo daayey baro kontorol

Muqdisho (warmaal news) – Taliyaha qaybta gobalka Banaadir ee booliiska Soomaaliya Saadaq Cumar Xasan “Saadaq John” ayaa habeen hore xiray 4 taliye oo ka tirsan booliiska Soomaaliya iyo ciidankii la shaqeynayay, sida ay ogaatay Caasimada Online. Taliyaasha la xiray ayaa madax ka ahaa 4 kontarool oo ku yaala magaalada Muqdisho, islamarkaana ka tirsan aagga lama soo dhaafaanka ah ee Muqdisho. Sidoo ...

Read More »

Baadiyow oo ku gacan seeray dalabkii beelaha Habargidir

Dhuusamareeb (warmaal news) – Guddoomiyaha guddiga qaban qaabada shirka dib u heshiisiinta Galmudug Cabdiraxmaan Cabdullaahi (Baadiyow) oo la hadlay warbaahinta ayaa ku gacan seeray baaqii odayaasha dhaqanka dhaqanka beelaha Habargidir ee ku aadanaa in dib loo dhigo shirkaasi. Baadiyow ayaa sheegay in fursad hore ay siiyeen beelaha Habargidir, islamarkaana ay qabsadeen illaa 15-ka bishan, waqtigiina uu dhammaanday. Sidoo kale wuxuu tilmaamay ...

Read More »

Ciidamada Xoogga oo jab culus gaarsiiyey Shabaab iyo xogta dagaalka Awdheegle

Awdheegle (warmaal news) – Mid ka mid ah dagaaladii ugu adkaa oo ay galaan ciidamada Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay degmada Awdheegle gobalka Shabeellada Hoose, waxaana la sheegayaa in uu khaasaare badan ka soo gaaray dagaalamayaasha Al-Shabaab. Al-Shabaab ayaa muddo isku abaabulayay baadiyaha degaanka Xawaadley ee gobalka Shabeellada Dhexe ee Soomaaliya, waxaana la sheegay in shalay iyo ilaa xalay ay halkaasi ...

Read More »

Maamulka G/Banaadir oo damaanad qaaday bixinta mushaarka agoonta dadkii ku dhintay qaraxii gobolka

Muqdisho (warmaal news) – Maamulka gobolka Banaadir ayaa dammaanad qaaday in aan la joojin doonin mushaaraadkii ay qaadan jireen dadkii ku dhintay qaraxii ka dhacay aqalka dowladda Hoose, si loogu daryeelo agoontii ay ka tageen. Sii-hayaha guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna guddoomiye ku xigeen maamulka Maaliyadda Ibraahim Cumar Mahad Alle (Ibraahim Dheere)  oo kulankaan  garab istaagga  ah  u sameeyey agoontii ay ka ...

Read More »