Author Archives: admin

Hanti Dhawrka Qaranka oo xayiraad kusoo rogay dhammaan Akoonada Maamulka Gobolka Banaadir

Xafiiska Hanti Dhawrka Qaranka Soomaaliya ayaa xayiraad kusoo rogay dhaqdhaqaaqa Maaliyadeed ee Maamulka Gobolka Banaadir sida ay xogta ku helay warmaal news xafiiska mogadisho Xafiiska Hanti Dhawrka Qaranka ayaa waraaq amar ah u kala diray Bangiyada sida gaarka ah loo leeyahay iyo Bankiga dhexe, waxaana si rasmi ah loo xayiray dhammaan akoonadii Maamulkaas. Sida aan xogta ku helnay Maamulka Gobolka ...

Read More »

Sheekh Shariif oo dalbaday in dowladda Farmaajo ay caddeyso saddex qodob

Muqdisho (warmaal news) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay Xaaladda dalka, waxaana uu sheegay in dowladda Maanta jirtaa aysan Mas’uuliyad badan iska saarin Xaaladda dalka. Sheekh Shariif ayaa sheegay in dowladda dhexe ee Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo aysan daacad ka aheyn dagaalka ka dhanka Al-Shabaab. “Shabaabkii aan shaley Muqdisho ...

Read More »

Ilhaan Cumar oo sheegtay inaanan la eegan karin waxa Sucuudiga iyo Imaaraatka ay ka wadaan dalka Yemen

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka mid ah xildhibaannada Aqalka Koongareeska Mareykanka ayaa sheegtay in xaaladda guracan ee ay ku nool yihiin dadka Yemen ay ka dhalatay faragelinta ba’an ee ay dalkaasi ku hayaan Sucuudiga iyo Imaaraatka, qasabna ay tahay in la joojiyo. “Waxa ka socda Yemen ee ay Sucuudi Carabiya iyo Imaaraatka horseedka u yihiin wax la fiirsan karo ma ...

Read More »

Baarlamaanka Ingiriiska Oo Su’aalo Ku Saabsan Doorashada Wakiilada Iyo Xaaladda Xuquuqal Insaanka Somaliland Weydiiyay Wasiirul Dawlahooda Khaarajiga .

Hargeysa (warmaal news):- Aqalka Baarlamaanka Ingiriiska ayaa toddobaadkan lagaga hadlay geedi socodka dimuqraadiyadeed ee Somaliland, gaar ahaan doorashooyinka wakiilada iyo Baarlamaanka iyo xaaladda xuquuqal insaanka ee Somaliland. Xildhibaan Gill Furniss ayaa weydiisay wasiirru dawlaha Arrimaha dibadda Harriett Baldwin laba su’aalood oo Somaliland ku saabsan oo kala ah talaabooyinka diblomaasiyadeed ee uu Ingiriisku qaadayo si loo taageero geedi socodka dimuqraadiyadeed ee ...

Read More »