Author Archives: admin

Wadan Carbeed Oo Ku Dhawaaqay In Haweenkiisa Loo Ogolaaday Inay Guursadaan Raga Aan Muslimka Ahayn

Wadan Carbeed Oo Ku Dhawaaqay In Haweenkiisa Loo Ogolaaday Inay Guursadaan Raga Aan Muslimka Ahayn Dowladda Tunisiya ayaa baddashay xeerka islaamiga ah ee haweenka muslimiinta ah ka mamnuucaya inay guursadaan ragga aan muslimiinta ahayn. Haweeney afhayeenad ah oo u hadashay madaxweynaha dalkaas Beji Caid Essebsi ayaa ku dhawaaqday arrintan waxayna dumarka ugu hambalyeysay helitaanka “xorriyadda ku saabsan in qof walba ...

Read More »

Sucuudiga Oo Ogolaaday In La Dajiyo Xoolihii Ku Xayirnaa Markabka Iyo Shuruudo Uu Ku Xidhay Kuwa Dambe.

Hargeysa(warmaal news):-Dawlada Sucuudiga ayaa ogolaatay in la dajiyo xoolo gaadhaya 20,000 oo neef oo saarnaa markab ka qaaday dekeda magaalada Berbera. Dawlada Sucuudiga oo hore u diiday in xoolahaasi la dajiyo ka dib markii ay ka wayday warqad caafimaad oo ka socota dawlada Soomaaliya ayaa go’aankan gaadhay markii ay kulamo isdaba joog ah wada qaateen ganacsatada xoolaha.   Dawlada Sucuudiga ...

Read More »

Daawo :- Somaliland Oo War Ka Soo Saartey Markab Xoolo Ka Qaadey Berbera Oo Sucuudiga Ku Xayiran + [ Ceel Afweyn Maxay Ka Tidhi ]

Hargeysa (warmaal news):-  Wasiirka wasaarada xanaanada Xoolaha Somaliland Xassan Maxamed Gaafaadhi ayaa waxaa uu cadeeyey in markab Somaliland  xoolo nool ka qaadey afar cisho ka hor uu ku xayiran yahay  Dekada Magaalada Jiddah ee dalka Sucuudiga , kadib markii dawlada Somaliya ay cabasho ka gudbisay isla markaana Dekada Berbera ka shiraacdey oo ay Somaliya dooneyso in ogolaansho ay iyadu bixiso ...

Read More »

Muranka Tirakoobka Maraykanka Muxuu Salka Ku Hayaa

Dallkan Maraykanka waxaa socoto diyaarinta tirakoobka dadka ku nool Maraykanka oo 10-kii sanoba mar la qabto. Tirakoobkan oo la sameyn doono sanadka 2020-ka ayaa waxaa hareeyay khilaaf ku saabsan in su’aalaha dadka la weydiinayo lagu daro in qofku yahay muwaadin iyo in kale taasoo uu madaxweyne Trump doonayo. Hase ahaatee ugu dambeyn maxkamadda sare ee dalkan ayaa go’aamisay in aan ...

Read More »

Sawiro: Burbur weyn oo soo gaaray Hotelkii ay Al-Shabaab weerareen iyo wararkii ugu dambeyeey

Kismaayo (warmaal news) –Ciidamada Ammaanka ee magaalada Kismaayo saaka subaxnimadii hore soo gabagabeeyay weerarkii ku bilowday qaraxyada ee shalay gelinkii dambe lagu qaaday Hotelka Cas-casey oo ka mid ahaa hotelada ugu mashquulka badnaa ee magaalada Kismaayo. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya tirada dableydii weerartay hotelka ee saacadaha badan ka dhex dagaalameysay, waxaana la sheegayaa inay gaarayeen in ka ...

Read More »

Ciidamo diiwaan galintoodo ka socotay Cadaado oo la joojiyay kadib khilaaf culus

Cadaado (warmaal news) –Saraakiisha ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa maanta Cadaado ka bilaabay diiwangelinta ciidamada la qarameynayo ee ku sugan deegaanada Maamulka Galmudug. hase yeeshee islamaanta ayaa la joojiyay diiwaangelinta ciidanka. Sargaal katirsan ciidamada Dowlada ayaa sheegay in sababaha la joojiyay diiwaangelinta ciidanka ay salka ku heyso muran ka dhashay tirada ciidamada la qorayo ee ku sugan Degmado Cadaado ee Gobolka ...

Read More »