Author Archives: admin

Sheekada bajaajlihii la dilay maanta: Cayaaryahan si dhib ah ku helay bajaajta

13 april 2019   Muqdisho  (warmaal news) – Deeq Fooley Cabdullahi Baaslaawe oo ahaa Bajaajle ay maanta ciidamada  dowladda ku dileen Howl-wadaag waxaa uu ahaa cayaar-yahan. Sida uu sheegay guddoomiyaha kooxda Geeska Afrika Abuukar Maxamed Cabdulle Safana, Deeq oo ahaa 24 jir, aabihiis ayaa sanadkan u iibiyey Bajaaj isaga oo ku dhahay deyn ayey kugu tahay! Safanaa ayaa intaasi raaciyey in ...

Read More »

Meydadka marxuumiinta lagu dilay Muqdisho oo loo wado madaxtooyada

  13 april 2019   Muqdisho  (warmaal news) – Banaabaxayaal u badan dhalinyarada kaxeysa mooto Bajaajka ayaa maanta magaalada Muqdisho ka dhigaya dibadbaxayo waa weyn oo ay kaga soo horjeedaan dilalka joogtada ah ee ciidamada dowladda ku hayaan dhalinta ku shaqeeysata Mooto Bajaajta. Dhalinyaradan ayaa meydka labo wiil oo saakay ciidamada dowladda ku dileen isgoyska Howl-wadaag ee Gobalka Banaadir waxey sheegeen ...

Read More »

Dagaal xooggan oo maalintii labaad oo xiriir ah ka dhacay Muqdisho

13 april 2019  Muqdisho  (warmaal news) – Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Isgoyska Baar Ayaan ee Degmada Warta Nabadda Ciidamo Militari & Boolis ayaa isku dagaalay halkaasi. Iska horimaadkan ayaa yimid kadib markii Ciidanka Milateriga ah ay isku dayeen inay maraan bar koontarool oo Ciidanka Booliska ah ku leeyihiin Isgoyska Baar Ayaan ee Degmada Yaaqshiid,hayeeshee uu soo kala ...

Read More »

Dublamaasiyiin Caalami Ah Oo Ka Dareen Celiyey Socdaalo Ay Ku Yimaadeen Somaliland

13 april 2019    Hargeysa (warmaal news)- Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa socdaal ku yimaadda toddobaad kasta dad tiro badan oo Ajnabi ah, kuwaasi oo u yimaada Somaliland arrimo shaqo iyo hawlo kala gadisan. Hadaba dadkan ajnabiga ah ayaa intii ay ku sugnaayeen Somaliland ka dareen celiyey waxyaalihii ay ku arkeen, iyaga oo aragtiyahooda ku cabira amaanka iyo xasiloonida ...

Read More »

Dood Ka Taaggan In Danjireyaasha Loo Adeegsado Safiirka Somaliland iyo Somalia

13 april 2019  Hargaysa (warmaal news) Danjireyaasha caalamiga ah sida kuwa Qaramada Midoobay, Midawga Yurub, Midawga Afrika iyo Safiirrada dalalka u qaabilsan Soomaaliya ayaa sida oo kale la shaqeeya Somaliland. Wakiillada beesha caalamku u igmato Soomaaliya marka ay yimaaddaan Somaliland waxa loo tebiya xilkooda Safiirka Somaliland iyo Soomaaliya taas oo dood dhalisay maaddaama sida saxda ah ay qaabilsan yihiin Soomaaliya ...

Read More »

Xog : Maxay tahay sababta loo dilo darawalada Bajaajka ee Muqdisho?

Labo askari oo la sheegay inay ka tirsan yihiin ciidamada dowladda Soomaaliya oo joogay bar-koontarool oo ku taalla isgoyska degamada Howl-Wadag ayaa dil u geystay labo wiil oo ahaa darwalada bajaajleyda ee ka xoogsatada magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal BBC la hadlay ayaa sheegay in dilka loo geystay wiilka koowaad uu ka dhacay meel u dhow isgoyska wadada Howl-Wadaag. Dilka ayaa dhacay ...

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay banaanbaxyada Muqdisho oo xoogeystay iyo askarta oo dad kale dilay

13 april 2019   Muqdisho (warmaal news)- Waxaa sii xoogeystay banaanbaxyada ka dhacaya magaalada Muqdisho, iyadoo xaalad adag ay maanta ka jirto wadada Maka Al Mukarama iyo wadada Wadnaha. Banaanbaxyada ayaa sii xoogeystay kadib markii ciidamada amaanka ay dileen dad shacab ahaa oo qeyb ka ah dadka banaanaxyada dhigayay, waxaana goobjoogayaal ay sheegeen in ku dhawaad 7 ruux ay mareyso tirada ...

Read More »

Soomaalida saameynta leh ee wax kusoo bartay dalka Suudaan

Waddanka Suudaan, oo uu ka dhacay isbaddal siyaasadeed oo xoog leh, ayaa ka mid ah dalalka ay sida aadka ah isugu dhowyihiin Soomaaliya, waxaana wax kusoo bartay arday Soomaaliyeed oo faro badan, kuwaasoo qaarkood ay hadda mug weyn ku leeyihiin siyaasadda iyo diblomaasiyadda dalka Soomaaliya. Maalin ka hor waxaa xilka laga tuuray madaxweynihii muddada dheer soo maamulayay dalkaas Cumar Xasan ...

Read More »