Author Archives: admin

Qarax Ka Dhacay Magaalada Boosaaso Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Ugu yaraan siddeed qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari ee maamul goboleedka Puntland. Qaraxa oo sida la sheegay ka dhacay afaafka hore ee maxkamadda darajada koowaad ayaa dadka ku dhaawacmay waxa ay u badan yihiin dad rayid ah, waxase sidoo kale ku jira ilaalada maxkamaddaasi. Wararka ay BBC-du ...

Read More »

Amarkii dowladda Kenya oo ka dhaqan galay Wajeer (Sawirro)

May 11, 2019 Wajeer (warmaal news)-Diyaaradaha ka duula garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah u dhaqan geliyay amarkii kasoo baxay dowladda Kenya. Diyaarado ka duulay magaalada Muqdisho ayaa maray garoonka diyaaradaha ee magaalada Wajeer, halkaasi oo markale lagu baaray dadka rakaabka ah, iyaga oo kadib u duuli doono magaalada Nairobi. Go’aanka Kenya dib ugu howlgelisay barta ...

Read More »

Maxkamada Gobalka Maroodi Jeex Oo Saaka La Keenay Xildhibaan Dhakool

Hargeysa (warmaal news) – Waxa saaka Maxkamadda gobolka Maroodijeex la horkeennay Xildhibaan Dhakool oo ka tirsan Mudanayaasha aqalka Wakiillada oo habbeen hore ay Ciiddammada Boolisku Xabsiga u taxaabbeen. Guddoomiyaha maxkamadda gobolka Maroodijeex Cabdi Qawdhan ayaa ganafka ku dhuftay Dacwaddii lagu soo ooggay Xildhibaan Dhakool, waxaannu sheegay inaanu Xadhiga Xildhibaan Dhakool sharciga khilaafsan yahay, maaddaama aan Xasaannada laga qaadin. Guddoomiyaha Maxkamadda ...

Read More »

Somaliland oo jawaab ka bixisay hadalkii lagu xiray xildhibaan Dhakool

Hargeysa (warmaal news)-Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland Saleebaan Yusuf Cali Koor ayaa isaga oo ku sugan Deegaanada Dawlad Deegaanka Somalida, ka jawaabay hadal kasoo baxay xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool, kaasi oo la xiriiray 18 May Iyo Xuskeeda. Wasiirka ayaa sheegay in Somaliland sanadihii ugu dambeeyay ay u dabaal dageysay xuska maalintaasi, islamarkaana aysan jirin cid hadda diidi karta xuska maalinta xoriyadda ...

Read More »

Dhakhtar Lagu Eedeeyey Inuu 90 Qof Qaadsiiyey Cudurka Aids-Ka

Dhakhtar Lagu Eedeeyey Inuu 90 Qof Qaadsiiyey Cudurka Aids-Ka Kadib Markii Uu Adeegsaday Irbad Wasakheysan ! Bileyska Dalka Pakistan ayaa waxay gacanta ku dhigeen dhakhtar dalkaasi u dhashay oo lagu eedeeyay inuu cudurka Aids-ka qaadsiiyay 90 qof kuwaasi oo ay ka mid yihiin 65 carruur ah. Dhakhtarka oo ka hawl gala Koonfurta dalkaasi gaar ahaana Lakrana ayaa waxa uu sheegay ...

Read More »

Senator Mustafe Qodax Oo Ganafka Ku Dhuftay Fursad Uu Raysal Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Sheegay Inay Khasaarisay Somaliland

Senator Mustafe Qodax Oo Ganafka Ku Dhuftay Fursad Uu Raysal Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Sheegay Inay Khasaarisay Somaliland Senator Mustafe Maxamuud Qodax oo ka mid ah xildhibaanada aqalka sare ee baarlamaanka soomaaliya ayaa sheegay inaanay somaliand wax fursad ahi ugu jirin in Hargeysa ay ka soo wada dagaan Farmaajo iyo Abiy Ahmed. Senator Mustafe Maxamuud Qodax ayaa qoraal uu soo ...

Read More »

Nin Ka Baqaya In Sacuudigu Uu U Dilo Sidii Jamaal Khajoqji

Nin u dhaq dhaqaaqa arrimaha dimuqraadiyadda ayaa sheegay in saraakiil u dhalatay dalka Norway, ay ka kaxeeyeen halka uu deganaa ka dib markii uu u sheegay in hanjabaado ay uga yimaaddeen dalka Sacuudiga. Iyad el-Baghdadi ayaa BBC-da u sheegay in uu rumeysanyahay in loogu hanjabay shaqadiisa darteed oo ah masharuuca xuquuqda aadanaha ee dalkaasi. Sida laga soo xigtay Wargeyska The ...

Read More »

Ciidamada amaanka oo soo badbaadiyay Shaqaale Shirkad Internet oo lagu afduubtay Muqdisho

Muqdisho (warmaal news)- Masuuliyiinta maamulka degmada Dharkeynley iyo saraakiisha ciidamada booliska degmadaasi ayaa sharaxaad dheeraad ah ka bixiyay baaritaan ciidamada amaanka ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan Dharkeynley. Ciidamada ayaa baaritaankaasi ku baadi goobayay shaqaale la sheegay inay la shaqeynayay shirkad bixisa Adeega Internet-ka oo lagu afduubtay degmada Dharkeynlay. Guddoomiyaha Maamulka degmada Dharkenley Abuukar Axmed ayaa warbaahinta u sheegay in ...

Read More »