Author Archives: admin

Warbaahinta Kenya Oo Soo Bandhigtay Waraaqo Xildhibaano Ka Tirsan UK Ay Ku Dalbadeen In La Aqoonsado Somaliland

London (HWN)- Qaar ka mid ah Saxaafadda Kenya ayaa ku warrantay in uu sii kordhayo culayska Dawladda Ingiriiska lagu saarayo inay dal madax-bannaan u aqoonsato Jamhuuriyadda Somaliland oo ah waddan uu hore u xukumi jiray Ingiriisku. Wakaaladda Wararka Somaliland ee SOLNA, ayaa soo turjuntay Warsidaha Media maxnetwork oo laga leeyahay Kenya isla markaana ah Hay’adda warbaahineed ee leh Telefishanka Kenya ...

Read More »

Muxuu Daaran Yahay Martiqaad Uu Madaxweynaha Ruushku U Soo Diray Dhigiisa Soomaaliya ?

Madaxweynaha dalka Ruushka Vladamir Putin ayaa martiqaad rasmi ah u soo diray madaxweynaha dawlada soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo. Safiirka cusub ee dawlada Ruushku u soo magacawday soomaaliya Mikhail Golovanov oo la kulmay madaxweyne Farmaajo ayaa gaadhsiiyey fariin iyo martiqaad uu ka siday dhigiisa dalka Ruushka Vladamir Putin. Madaxweynaha Ruushka ayaa dhigiisa soomaaliya Maxamed Farmaajo ku soo casuumay inuu ka qayb ...

Read More »

Maxaa Baajiyey Shirkii Golaha Wasiirada Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Wakhti Dhawaaqa Xukuumada La Dhawrayo?

Hargeysa(warmaal news):-Shirkii golaha wasiirada xukuumada somaliland ee todobaad walba la qaban jiray khamiista ayaa baaqday maanta.   Shirkan oo inta badan lagu soo qaado qodobada ugu waa weyn ee dalka ka dhacay todobaadka dhamaanaya ayaan qabsoomin maanta wakhti bulshadu ay u dhag taagayso dhawaaqa xukuumada ee ku saabsan xaaladaha amni ee ka soo cusboonaaday deegaano ka tirsan gobolka Sanaag. Shirka ...

Read More »

Sweden Oo Xidhaysa Masjid Soomaali Ku Muransan Tahay

Waddamada Galbeedka waxaa ku soo kordhaya khilaafka ka dhexdhasha maamulada Masaajida ay Soomaalid gacanta ku hayaan. Khilaafkan ayaa u badan dalalka waqooyiga Yurub,siyaasadda wadamadan u dagsan ayaa ah in masuuliyadda Masaajidada ay hoos tagaan ururo ka diiwaan gashan halkaas oo u dhisan hab Dimuqraadiyadeed doorasho loo sameeyo. Waa wax iska caadi ah bulshooyinka in la’isku maandhaafo arrimaha meel la maamulayo, ...

Read More »

Dahabshiil Oo $100,000 Ugu Deeqay Dugsiga Berbera

Dahabshiil Oo $100,000 Ugu Deeqay Dugsiga Berbera Xaaji Maxamed Siciid Ducaale (Dahabshiil) mulkiilaha shirkadaha Dahabshiil Group ayaa lagu ammaanay doorka shariifka ah ee uu ka qaatay dib u dhiska dugsiga farsamada gacanta Berbera oo dib u habayn lagu wado. Xaaji Maxamed Siciid ayaa lacag dhan Boqol kun oo dollar ugu deeqay dib u habaynta Dugsiga. Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ...

Read More »

Dad rayid ah oo markale lagu laayey duleedka GAALKACYO

Muqdisho (warmaal news) – Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar lagu qaaday dad rayid ah oo ku socdaalayey qeybo ka mid ah gobolka Mudug. Dabley hubeysan ayaa lagu soo warramayaa in xalay gaari Rakaab ah oo marayay agagaarka deegaanka Saaxo oo hoostaga magaalada Gaalkacyo ay ku fureen rasaas geysatay khasaare dhimasho iyo dhaawac. Ugu yaraan afar qof ayaa ...

Read More »