Author Archives: admin

Messi ‘Mucjisaddii Kubbadda’ Oo Hadda Lagu Muransanyahay

Jorge Burruchaga in lagu beddelo Gonzalo Higuain ayaa waxay shaki gelineysaa Lionel Messi inuu kooxda qaranka Argentina u ka sii mid ahaado ama uu hoggaamiyo. Cabashooyinka gudaha kooxda ka imanaya ayaa sheegaya Messi inuu kooxda qaranka Argentina uu xil weyn ka qaban karin. Iyada oo marwalbana la barbar dhigo Diego Maradona sanaddi 1986-kii. Sannadkaasi ciyaarti kama dambeysta ee Koobka Adduunka ...

Read More »

Sarkaal ka tirsanaa kooxda jugta culus ee Al-Shabaab oo isa soo dhiibay

Kismaayo (warmaal news) – Ciidamada dowladda federaalkSoomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay sarkaal sare oo ka tirsanaa Xoogaga Al-Shabaab oo isa soo dhiibay ku soo bandhigay deegaanka Baarsanguuni ee gobolka Jubbada Hoose. Saraakiisha ciidamada dowladda ee gobollada Jubbooyinka ayaa magaca sarkaalkaasi ku sheegay Xuseen Xasan Cambeer. Milatariga Soomaaliya ayaa sidoo kale xusay in ninkani uu Al-Shabaab u qaabilsanaa abaabulka  kooxda jugta ...

Read More »

Akhri Hagardaamooyinka Somaliland Ka Dhaxashay 7-Sanadood Oo Siilaanyo Haystay Iyo 2-Sannadood Oo Muuse Biixi Hadda Xukumayay

Akhri Hagardaamooyinka Somaliland Ka Dhaxashay 7-Sanadood Oo Siilaanyo Haystay Iyo 2-Sannadood Oo Muuse Biixi Hadda Xukumayay + Walaaca Bulshada Iyo Dhiigga Qubanaya. Hargeysa(Sayruuq)– Jamhuuriyadda Somaliland oo hadda sideed iyo labaatan Sannadood jirtay, waxaa Xukunka si nabadgalyo iskaga dambeeyay Shan madaxweyne kuwaasi mid waliba waayaheeda iyo wakhtigeeda lasoo qaatay. Waxa ay shacabka Reer Somaliland farta afka ku hayeen oo walaacii ugu ...

Read More »

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Gaadhay Wadanka Niger Oo Hogaamiyeyaasha Afrika Ku Shirayaan

Wasiirka arimaha dibabada somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa socdaal shaqo ku gaadhay wadanka Niger ee ku yaala galbeedka Afrika, halkaas oo uu ka furmay ay yeelanayaan hogaamiyeyaasha qaarada Afrika. Warar laga helay socdaalka wasiirka ayaa sheegay in markii uu gaadhay wadanka Niger ay qaabileen dhigiisa dalkaasi Ibrahim Yacoubou iyo masuuuliyiin kale oo ka tirsan dawlada wadankaasi. Sidoo warka ...

Read More »

Madaxwayne Muuse Biixi oo bixiyey amar deg deg ah + Sababta

Hargeysa (warmaal news) ―Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa soo saaray amaro deg deg ah oo lagu dajinayo xaalada dagaal ee kasoo cusboonatay degmada Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag. Madaxweynaha ayaa shalay galankii dambe kulan deg-deg ah la qaatay Saraakiisha ciidamada Somaliland, iyaga oo ka wada hadlay dagaalkaasi ka soo cusboonaday degmada Ceel Afweyn. Kulankaasi oo ahaa mid albaabadu ...

Read More »