Author Archives: admin

Dagaal culus oo lagu hoobtay Oo Ceel Aweyn Ka Dhacay

Dagaal culus oo lagu hoobtay Oo Ceel Aweyn Ka Dhacay Dhimashadii Ugu Naxdinta Badnayd Oo Shalay Ka Dhacday Deegaanka Ceel Afweyn Iyo Labadii Beeleed Ee Halkaasi Wada Deganaa Oo Markale Dhiig Badan Iskugu Fool Dhaqay. Karamaan(Sayruuq) – Dagaal culus oo lagu hoobtay ayaa Shalay mar kale dhex maray labadii beelood ee Walaalaha ahaa ee Wada dega Deegaanka Ceel Afweyn, waxaana ...

Read More »

Dalalka Africa Oo Yeelaneya Soon Ganacsi Oo Xor Ah

Madaxda Africa ayaa maanta ku kulansan magaalada Niamey ee caasimadda dalka Niger, si ay ugu dhawaaqaan zoon ganacsi oo xor ah oo ka wada dhaxeeya dhamaan qaaradda Africa. Barnaamijka Zoonka Ganacsiga Xorta ah Africa ayaa haddii uu guuleysto waxa uu mideyn doonaa 1 bilyan iyo 300 oo milyan oo qof oo ku nool Africa, waxana uu abuuri doonaa fursado ganacsi ...

Read More »

Baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey oo yaalo Muqdisho iyo ciidamada DF oo ku hareereysan

Muqdisho (warmaal news) –Wararka naga soo gaarayo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa sheegayo inuu halkaas yaalo gaari loo maleenayo in lagu soo xiray waxyaabaha qarxa. Gaariga ayaa yaal meel aan ka fogeyn Isgoyska Digfeer, gaar ahaan jidka aado Soone K, waxaana ku hareereysan Ciidamada Booliska Dowladda. Gaarigaan oo ah Surf Madow ayaa damacday inay ka baxsato Ciidamada Dowladda, wuxuuna ...

Read More »

Doonni Muhaajiriin Sida Oo Talyaaniga Ku Soo Xidhatey Iskana Dhego Tirtay….

Doon kuwa samafalka ah oo 41 qof oo muhaarijiin ah soo badbaadisay ayaa jabisay xannibaaddii saarnayd dekedaha Talyaaniga., balse saacado kaddib markii ay doonidaasi timid cidna looma oggolaan in ay halkaas ka baxdo. Markii aasku u madoobaaday jasiiradda Lampedusa, shaqaalaha iyo rakaabkii saarnaa doonta lagu magacaabo Alex kama aanay dagin dusheeda, oo waxaaba waardiye ka hayey booliiska. Waloow digniin la ...

Read More »

Somaliya Oo Soo Saartay Amar Ku Wajahan Hay’adaha Caalamiga Ah Iyo Beesha Caalamka.

Dowladda Somaliya ayaa warqad waxa ay u dirtay Hay’addaha degan Muqdisho, gaar ahaan kuwa ku sugan Xalane ee halkaasi ku shaqeeya. Warqadda oo ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar ayaa lagu wargeliyay dhamaan Hay’addaha Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, Amisom iyo Shirkadaha Duulimaadyada ee ka hawlgala Muqdisho in Garoonka Aadan Cadde aysan ugu ...

Read More »

Meydka Gabar yar oo laga helay deegaan duleedka ka ah Cadaado

Cadaado (warmaal news) –Wararka aan ka heleyno deegaanka Godinlabe ee Duleedka Magaalada Cadaado ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi saakay lagu arkay Meydka gabar da’yar ah. Dadka deegaanka Godinlabe ayaa tegay halka lagu arkay Meydka Gabadha yar oo da’ahaan lagu qiyaasay 10-sanno jir,isla markaana waxaa halkaas markii dambe laga soo qaaday Meydkaas. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya Meydka ...

Read More »

Weerar culus oo lagu qaaday Hoggaamiyihii Burcad Badeeda Gobolka Mudug

Hobyo (warmaal news) – Koox hubeysan ayaa weerar Jid gal ah ku qaaday kolonyo gaadiid ah oo uu la socday Nin lagu magacaabo Maxamed Gafaaje oo horay uga tirsanaa jiray hoggamiyeyaashii Barcad badeedii Soomaaliya. Weerarka lagu qaaday kulunyadaas ayaa la sheegay in uu ka dhashay khasaare is kugu jira dhimasho iyo dhaawac, inta la xaqiijiyey waxaa dhimatay Seddax ruux oo ka ...

Read More »

Ankara (warmaal news):- Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta shaqada ka eryay guddoomiyihii bandhiga dhexe, kuna baddalay ku xigeenkiisii. Murat Cetinkaya ayaa xilka gudoomiyaha bankiga dhexe hayay tan iyo bishii April ee sannadki 2016-ki. Ma jirto faah-faahin ku aadan sababta xilka looga qaaday, hase yeeshee warbaahinta Turkiga ayaa ku warrantay inuu jiray khilaaf u dhaxeeyay Cetinkaya iyo madaxweyne Erdogan ...

Read More »