Ciyaaraha

Taariikhda Oo Soo Jeedineysa In Liverpool Ay Garaaci Doonto Barcelona Ciyaarta Caawa Islamarkaana Ay Hanan Doonto Champions League

Iyadoo Liverpool ay u safartay Barcelona kulanka lugta hore ee semi-finalka Champions League, tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa aaminsan inay jirto ‘fursad 100% ah’ oo ay kooxdiisa ku dhibtoon doonto ciyaarta caawa iyadoo isku dayaya inay markii labaad oo isku xigta gaaraan finalka Champions League. Si kastaba, inkastoo Barcelona ay ugu cadcadahay kulanka lugta hore ee ciyaarta caawa hadana taariikhda waxa ay ...

Read More »

MURUGO: Geerida Saaxiibka Halyeygii Reer Brazil Ee Romario Oo Lasoo Sheegay, Meydkiisa Oo Laga Helay Waddo Iyo Brazil Oo Tacsi Ka Socoto

Dunida kubadda cagta ayaa saaka u barooranayasa laacib hore uga fadhiistay ciyaaraha oo ku geeriyooday dalka Brazil, kaas oo maydkiisa laga helay waddo ku taalla magaalada Sao Paulo ee dalka Brazil. Maalintii Sabtidii ayaa booliska lagu wargeliyey in mid ka mid ah waddooyinka magaalada Sao Paulo uu yaalla meydka qof rag ah, waxaana markii la geeyey  cusbitaalka, gaar ahaan qolka ...

Read More »

Heshiiskii Burburay Ee Uu Manchester United U Saxeexay, Shaqsigii Sababta U Noqday Inuu Ka Laabto Heshiiskaas Iyo Ronaldinho Oo Arrimo Cusub Bannaanka Keenay

Sannadkii 2003, Manchester United ayaa isku diyaarisay inay ku dhawaaqdo heshiis ay la gaadhay halyeyga reer Brazil ee Ronaldinho, laakiin Barcelona ayaa qaab afduub oo kale ah uga soo dhex-gashay, waxaanay ka hor qaadday laacibkan. Waraysi dheer oo uu Ronaldinho siiyey wargeyska FourFourTwo, ayaa waxa uu kaga hadlay arrimo badan oo ku xidhiidhsan noloshiisa, qaabkii uu kubadda cagta kusoo bilaabay, ...

Read More »

Cesc Fabregas Oo Shaaciyey Laacibkii Ku Qasbay Inuu Ka Tago Chelsea Iyo Qaabkii Tababare Maurizio Sarri Uu Ula Dhaqmay

Halyeyga khadka dhexe ee Cesc Fabregas ayaa markii ugu horreysay daaha ka fayday sababihii uu uga tegay kooxdiisii hore ee Chelsea xagaagii tegay, markaas oo uu heshiis u saxeexay kooxda reer France ee Monaco. Fabregas oo ay da’diisu tahay 31 jir ayaa bishii January ka baxay Stamford Bridge xilli ay suurtogal ahayd inuu qandaraas cusub ka helo Blues, balse waxa ...

Read More »

HORDHAC: Manchester United vs Barcelona – Rikoodhka Kulamadoodii Hore, Shaxda Macquulka Ah Iyo Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Dhaawacyada Iyo Ganaaxyada Labada Kooxood

Kulanka ugu weyn wareegga siddeed dhamaadka Champions League ayaa soo baxay markii ay si isku xigta dhalooyinka nasiibka uga soo baxeen Manchester United iyo Barcelona. United ayaa caawa garoonkeeda Old Trafford kusoo dhoweynaysa Barcelona oo lugta hore ay albaabada iskugu xidhan doonaan gegida xamaasadda ee sida quruxda badan loogu qaabeeyey in daawadeyaashu ay si isku cabbir ah u daawadaan dusha ...

Read More »

Mohamed Salah Oo Kashifay Hadalkii Uu Tababare Jurgen Klopp U Sheegay Ciyaartoyda Kadib Guushii Tottenham Hotspur.

Tababare Jurgen Klopp ayaa ciyaartoydiisa u sheegay guushii ay ka gaareen iney tahay mid aad uga muhiimsan iney u ciyaaraan si wanaagsan, sida uu saxaafadda u sheegay Mohamed Salah oo kadib kulanka hadal kooban siiyay. Reds ayaa si nasiib ah gool xilli dambe ah kaga badisay Spurs, waxaana goolkaas shabaqiisa ku leexiyay Toby Alderweireld, guushaas weyn oo ay shalayto gaareen ...

Read More »

Imaatinka Eden Hazard Ee Real Madrid Oo Ku Xiran Kaliya Hal Arrin – Shabakadda Marca Oo Faah-Faahisay.

Weeraryahanka Chelsea Eden Hazard ayaa doonaya inuu u ciyaaro Real Madrid, waana arin ay qof walba ogtahay, balse sida lagu qoray shabakadda Marca hal arrin ayey ku xiran tahay inuu yimaado xiddigaan garoonka Santiago Bernabeu. Eden Hazard wuxuu amaan buuxda usoo jeediyay kooxda boqortooyada, sidoo kalana wuxuu aad u aaminsan yahay shaqsiyadda halyeeygii hore France Zinedine Zidane kaas oo dib ...

Read More »

In Badan Ayaan Jeclahay Pogba” – Zinadine Zidane Oo Markiisa Amaanay Paul Pogba & Waxa Uu Ka Yidhi Haddii Mbappe U Qalmo Lacag Waali Ah.

Tababaraha Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa ka hadlay wax ku saabsan dhawr xiddig oo ree France ah waxaana uu si khaas ah u tilmaamay in khadka dhexe ee Manchester United ee Paul Pogba yahay mid uu xirfadiisa jecel yahay. Iyadoo ay jiraan warar badan oo Pogba la xidhiidhinaya Los Blancos ayuu Zidane markiisa saxaafada kahor amaanay xiddigan ay dhalashada ...

Read More »