Ciyaaraha

RASMI: Lionel Messi Oo Ku Guulaystay Abaal Marinta Goolkii Abid Taariikhda Barcelona Ugu Fiicnaa, Fariinta Uu Jamaahiirta Kooxdiisa U Diray Iyo Goolka Sumcadan Ku Helay Oo La Shaaciyay.

Muddo bilo badan ah waxay Barcelona codka jamaahiirta kooxdeeda ku soo kala saaraysay sidii lagu heli heli lahaa goolka taariikhda kooxdeeda abid ugu fiican ee ku salaysan codka taageerayaasha waxayna ugu danbayn Barcelona si rasmi ah u shaacisay in Lionel Messi uu ku guulaystay goolka taariikhda ee Barcelona ugu fiicnaa. Dhawaan ayay ahayd markii ay Barcelona shaacisay afarta gool ee ...

Read More »

YAAB: Mohamed Salah Oo Xalay Qasbay In Jamaahiirta Xulka Qaranka Malta Ay Ku Foodhyaan Sergio Ramos!! – Siday Wax U Jiraan?

Weeraryahanka kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa xalay saamayn ku yeeshay kulankii dhex maray xulalka Malta iyo Spain ciyaar lagu kala baxay laba gool oo uu xulka La Roja lagu naanayso u dhaliyay Alvaro Morata. Kulankaas gudihiisa ayay ka dhaceen dhacdooyin qariib ah waxaana ugu caansanaa in jamaahiirta Malta ay ku foodhyayeen kabtanka Spain ee Sergio Ramos kaas oo xiddiga ...

Read More »

Waa Maxay Sababta Ay Xiriirka Kubadda Cagta Argentina Lacag Ku Dhaw Nus Malyan Yuuro Ugu Weynayaan Maqnaashaha Lionel Messi Ee Kulanka Caawa?

Xulka Argentina ayaa caawa la ciyaari doona dhigooda Morocco kulan uu ka maqan yahay kabtan Lionel Messi, balse maqnaashaha xiddigooda ugu muhiimsan maahan caqabadda soo wajaheysa xiriirka kubadda cagta Argentina ee sidoo kale waxey lumin doonaan lacag ku dhaw nus malyan oo yuuro. Maqnaashaha Messi ee kulanka caawa waxey ka dhigan tahay in xiriirka kubadda cagta Morocco ay kaliya bixin ...

Read More »

Barcelona Oo Maanta Dib Ugu Soo Laabtay Tababarka Kooxdeeda, Lionel Messi Oo Seegay Iyo Luis Suarez Oo Qayb Ka Ahaa

Tababaraha kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde iyo ciyaartoyda kooxdiisa ee aan qaybta ka ahayn kulamada caalamiga ah ee xulalka qaramada aduunka ayaa galabnimadii maanta oo isniin ahayd dib ugu soo laabtay xarunta tababarka si ay u bilawdaan diyaar garowga kulanka Catalan Derby ee Espanyol.   Laakiin tababarkii galabta ee kooxda Barcelona waxaa seegay Lionel Messi oo dhaawac kala soo laabtay ...

Read More »

Cristiano Ronaldo Oo Dhaawac Looga Saaray Kulanka Xulkiisa Portugal Iyo Serbia Laba Usbuuc Ka Hor Kulanka Ajax

  Kabtanka xulka qaranka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa dhaawac looga saaray kulanka hadda dhex maraya xulalka Serbia iyo Portugal ee isreeb reebka Euro 2020. Dhaawac Cristiano Ronaldo ayaa ku soo beegmaya laba todobaad ka hor marka ay kooxdiisa Juventus la ciyaari doonto Ajax ee kulanka lugta hore ee Champions league. Xulka qaranka Portugal ayaa daqiiqadii 7 aad gool looga ...

Read More »

Xiriirka Kubadda Cagta Morocco Oo Doonaya In Dhigooda Argentina Ay Sharraxaan Maqnaashaha Lionel Messi Ee Kulanka Labada Wadan.

Xiriirka kubadda cagta wadanka Marocco ayaa dhigooda Argentina ka doonaya sharraxaad dheeri ah oo ku saabsan sababta uu kulanka labada wadan uga maqan yahay Lionel Messi, xiddigaan ayaa seegi doona kulanka ay labada wadan ku ciyaari doonaan Tangier. Xiddigaan reer Argentina ayaa la sheegay in dhaawac looga saaray qaranka, durbana wuxuu dib ugu laabtay magaalada Barcelona si uu isugu diyaariyo kulanka ...

Read More »

Liverpool Oo Iibineysa Keita, United Oo U Dhaqaaqeysa Maguire & Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Liverpool ayaa quuldareyneysa iney Naby Keita oo 24-jir ah u ogolaato inuu kooxda isaga tago marka uu dhamaado fasalkaan, waxeyna diyaar u tahay iney ku qasaarto xiddiga reer Guinea. (The Sun) Zinedine Zidane ayaa ku adkeysanaya in 23-jirkiisa reer Spain – Marco Asensio aan la iibin doonin xilli ay dooneyso kooxda Liverpool. (Mirror) Man United, Arsenal iyo Tottenham ayaa isha ku ...

Read More »