Daawasho

Booliska Somaliland Oo Xidhay Gabadh U Hanjabtay Maraykanka

Booliska Oo Xidhay Gabadh U Hanjabtay Maraykanka Ciidamada booliska Somaliland ayaa isniintii toddobaadkan xabsiga u taxaabey Nasiima Maxamed Nuur, oo shir jaraaid oo ay Hargeysa ku qabatay ugu hanjabtay dawladdaha Israa’iil iyo Mareykanka. Shirka jaraa’id ee ay qabatay haweenaydani waxba kaga aanay sheegin Somaliland, marka laga soo tago salaan ay u dirtay madaxweynaha iyo xubno siyaasiyiin ah oo ka soo ...

Read More »

” Dad Gaar Ah Baa Isku Koobay Gudo Galkii SNM Ee Hargeysa…” Muj Xusen Adam Cade + [ Muuqaal ]

Hargeysa  (warmaal news) – Muj Xussen Aadan Cade oo  gudoomiyaha gobalka Maroodi Jeex ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu ka sheekeyey isla markaana uu sharaxaad dheer uu ka bixiyey qaabkii Ururki SNM ay u soo gudo galeen magaalada Hargeysa 31 sanno ka hor Sidoo kale Mujaahidka ayaa waxaa uu cadeeyey in halgankaas iyo gudo galkaas ay cid gaar ah isku ...

Read More »