Daawasho

Somaliland Oo Sii Deynaysa Maxaabiistii lagu qabtay Dagaalka Puntland { Muuqaal }

Hargeysa (warmaal news) – Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo habeenkii xalay aheyd ka hadlaayey munaasibad casho aheyd oo ka dhacday Madaxtooyada waxaa uu cadeeyey in xukuumadiisu ay diyaar u  tahay inay sii deyso maxaabiistii  ay maamulka Puntland kaga qabsadeen dagaalkii Tuko-raq Sidoo kale madaxweyne Biixi ayaa codsadey in  maamulka Puntland isna uu diyaariyo sidii uu maxaabiistaas u soo ...

Read More »