Wararka

Sudan Oo Laga Cabsi Qabo In Dhiig Badani Uu Ku Daato + [ Sababta ]

  Kooxda ugu wayn mucaaradka dalka Sudan ayaa sheegaysa in ciidamada ammaanku ay u dheceen xafiis ay leeyihiin ayna joojiyeen shir jaraa’id oo ay kaga hadlayeen dibadbaxyada looga soo horjeedo xukunka militariga ee maanta dhacaya. Dibadbaxan oo loo bixiyey “socodka halka milyan ee qof” ayaa mucaaradku waxa ay uga soo horjeedaan diidmada militarigu uu diiday in uu xukunka wareejiyo wixii ...

Read More »

Wiil Si La Yaab Leh U Badbaadiyay Ilmo Yar Oo Meel Kasoo Dhacay

in uu yahay xiddig geesi ah kadib markii uu canug 2 jir ah uu soo badbaadiyay. Feuzi ayaa dhexda ka qabtay Doxa Maxamed oo ah gabadh yar oo uu dhalatay Suuriya taasi oo ka soo dhacday daaqad ku taalla dabaqa labaad. Doxa hooyadeed ayaa xilligaasi la sheegay in ay ku mashquulsaneyd cunto karin, balse nasiib wanaag waxaa waddada marayay Zabaat ...

Read More »

Waa Halkee Goobta Ay Ku Balameen Inay Ku Kulmaan Madaxweyne Trump Iyo Kim John Un

  Madaxweyne Trump ayaa qoraal uu bartiisa twitter-ka soo dhigay waxa uu hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ku marti qaaday soohdinta militariga ka caaggan ee u dhexaysa Kuuriyada Waqooyi iyo ta Koonfureed. Madaxweynaha Maraykanka ayaa lagu wadaa in uu booqasho ku tago Kuuriyada Koonfureed kaddib marka uu dhammaado shir madaxeedka G20 ee ka dhacaya dalka Japan. Magaalada Seoul ayuu tagayaa ...

Read More »

Jeneraalkii hogaaminayay Itoobiyaankii kusoo duulay Somalia oo geeriyooday

Addis-Ababa (warmaal news) –Dowladda Itoobiya ayaa muddo laba isbuuc gudahood ah weysay labadii Jeneraal ee ugu sarreeyay ciidamada militariga wadankaasi. Jeneraal Abraha Woldemariam oo ahaa taliyihii ciidamada Itoobiya ee hoggaaminayay duullaankii lagusoo qaaday Soomaaliya sanaddii 2007 ayaa cudurka sambaba xanuunka ugu dhintay Isbitaal ku yaal wadanka Thailand. Ilo wareedyo ayaa u sheegay BBC-da laanta Afka Tigreega in Jeneraal Abraha Woldemariam ...

Read More »

Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Oo Ka Hadlay Wada Hadalada Somaliya Ee Fashilmay Iyo Go’aanka Sucuudiga Ee Dhoofka Xoolaha

Siyaasiga Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Jawaan), oo ah Guddoomiyihii ugu horeeyey Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa ka halay ayaa ka hadlay dhoofka xoolaha Somaliland iyo go’aanka uu Sucuudigu ka qaatay, waxaa kale oo uu ka hadlay sannad guurada 59aad ee maalinta 26-june, oo ah maalinta ay Somaliland xoriyadeeda ka qaadatay Ingiriiska, 1960. Siyaasiga Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Jawaan) oo qoraal uu ...

Read More »

Hargaysa: Askari Ku Dhaawacmay Ciidamo Israsaaseeyay

Inta la xaqiijiyay hal askari oo ka tirsan Booliska Somaliland ayaa ku dhaawacmay is rasaaseyn maanta ku dhex-martay ciidamo ka tirsan millatariga iyo booliska Somaliland, agagaarka Warshadda Furaashyada ee degmada Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa. Sababta is rasaaseynta ciidanka ayaa la sheegay in ay la xidhiidho muranka dhul halkaasi ku yaalla.   Xigasho khaalid foodhadhi

Read More »

Tanzania Oo U Yeedhay Safiirka Kenya Si Ay Wax Uga Waydiiso Hadal “Isir Beegsi Ah” Oo Xildhibaan Ka Soo Yeedhay

Ra’iisulwasaaraha Tanzania ayaa la kulmay safiirka Kenya u fadhiya dalkiisa ka dib markii uu u yeeray si uu faahfaahin uga bixiyo hadal ka soo yeeray xildhibaan ka tirsan xisbiga talada haya, kaas oo sheegay in ay dalkiisa isaga baxaan ganacsatada reer Tanzania. Xildhibaan Charles Njagua Kanyi ayaa yiri “reer Tanzania iyo reer Uganda ganacsiganagii ayay la wareegeen, arrintaasina way nasoo ...

Read More »