Wararka

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Aamaaney Dawlada Hoose Ee Berbera ( Muuqaal )

15 april 2019 Hargeysa (warmaal news)- Madaxweynaha  Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu amaaney horumar balaadhan oo uu sheegay in ay ku talaabsatay dawlada Hoose ee magaalada Berbera . Madaxweynaha ayaa  cadeeyey in aaney jirin dhaqaale gaar ah oo Dawlada Hoose ee Berbera ka soo gasha xukuumada balse ay  si fiican u maamushay qarashkii soo galaayey oo kaliya ...

Read More »

Hadalladii Ilhaan Cumar ee Maraykanka ka kiciyay duufaanta siyaasadeed

Bilo ka hor markii lagu dhawaaqay in Ilhan Cumar ay ku guuleysatay doorashadii Maraykanka, oo ay xubin ka noqoto aqalka Kongres-ka Maraykanka, waxaa xigay dabbaaldegyo waaweyn, maxaa yeelay waxay noqotay haweeneydii ugu horreysay ee madow oo Muslim ah oo heerkasi gaarto. Haatan xaalkeeda sidii hore waa uu ka duwan yahay, oo waxay maalin walba heshaa farriin cagajugleyn. Tan iyo markii ...

Read More »

Sawirro: Lacag kumanaan dollar ah oo lagu soo dhex qariyey gaari qaad u sidey Somaliland oo la qabtay

Hargeysa (warmaal news) ― Wararka ay helayo warmaal news ayaa sheegaya in caasimada Dowlad deegaanka Soomaalida lagu qabtay lacag lagu soo qariyey gaari xamuul ah oo qaad u siday Deegaanada Somaliland. Lacagtan ayaa waxa qabtay Mas’uuliyiin katirsan kastamka heer federaal, Sida ay warmaal news u sheegeen saraakiisha waaxdaasi, lacagtan ayaa aheyd mid si sharci darro ah lagu dhoofinayey. Lacagtan ayaa ...

Read More »

Halkay Ku Danbeeyeen Ardaydii Boosaska Baanaanaday Ku Guulaystay?

dad badan oo ka maqan shaqada balse lacagtoodi la qaato. Taasina keentay in dawladu talaabo qaado ay ku hufayso kuna haadinayso tayada iyo tirada shaqaalaha. Waxa yididiilo gashay dhalinyaro tiro badan oo iyagoo aqoon leh waayay fursad ay shaqo ku helaan ama boosaskii shaqada la yidhi way buuxsameen. Intaa kadib imtixaano ayaa laga qaaday dhalinyaro badan, Waxaana loo sheegay in ay guulaysteen, Waxaana ...

Read More »

Muxuu Madaxweyne Biixi Dhegaha Uga Furaystay Cabashada Siyaasiga Ah Ee Haweenka Somaliland?

Mar kasta oo madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi isku shaandhayn ku sameeyo masuuliyiinta xukuumaddiisa ama soo kordhiyo xilal cusub waxay bus kicisa dareenka haweenka ee ku aaddan ka qayb galka siyaasadda kuwaas oo marka ay iska dhex waayaan dareen diidmo ah ku muujiya baraha bulshada. Xarunta daraasaadka siyaasadda ee Center For Policy Analysis (CPA) ayaa warbixin ay diyaarisay waxay ...

Read More »

DP WORLD oo shaacisay caqabadaha ballaarinta dekada Berbera ka heysta

16 april 2019  Berbera (warmaal news)- Maamulka Shirkadda DP World ee gacanta ku haya dekadda Magaalada Berbera ayaa ka hadlay caqabado kusoo kordhay oo ka hor taagan balaarinta dekadda Berbera. Madaxweynaha Somaliland ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada Berbera, isaga oo ka qeyb galayay musaanabado ka dhacay gudaha dekadda Berbera oo isbadal lagu sameeyay. Maamulka Shirkadda DP World ayaa ...

Read More »

Ilhaan Cumar oo ku dhawaaqday inay halis ku jirto nafteeda

 15 april 2019 Washington (warmaal news) – Ilhan Cumar oo ah xildhibaanad ka tirsan aqalka Koongareeska Mareykanka ayaa sheegtay inaan la aamusin doonin ka dib markii ay cambaarayn xoog badan kala kulantay qaabka ay uga hadashay weerarkii daaraha Maraykanka lagu qaaday bishii Sabtembar ee sannadkii 2001, dadka aadka u dhaliilayna waxaa ka mid ah madaxweyne Donald Trump. Madaxweynaha Mareykanka ayaa ...

Read More »