Wararka

Sudan: Al-Bashiir ka dib maxaa xigi kara?

Taliska Milatariga Suudaan ayaa maanta shaaciyay in xilkii laga qaaday isla markaana meel amaan ah lagu xiray madaxweynihii Suudaan Cumar Xasan AlBashiir Wasiirka gaashaan dhigga ee Sudan ahna madaxa taliska milatariga ayaa shir jaraa’id oo si weyn loo sugayay goor dhaow ku sheegay in xilka laga qaaday Al-Bashiir isla markaana xabsiga loo taxaabay. Cawad Ibnu Cawf ayaa shirkiisa jaraa’id ku ...

Read More »

Madaxweyne kumeel gaar ah oo loo magacaabay Suudaan iyo halka uu ku dambeeyo Al-Bashiir

April 11, 2019 Khartoum (warmaal news) – Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir ayay u badan tahay in uu xilka ka degay, islamarkaana Ciidanka Milatariga Suudaan ay la wareegeen Awoodda dalka ayna doonayaan in ay dejiyaan dadka Shacabka. Shirkii deg degaa ee ay yeesheen ayaa lagu shaaciyay in General Ahmen Awad Ibn Auf si rasmi ah uu ula wareegay Hoggaaminta tallada ...

Read More »

Boosaaso: Qarax Miino oo ay Askari ku Dhaawacantay

Qarax miino oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaalada Boosaaso ayaa dhaawacay tiro askar ah, iyada oo dhaawaca qaarkii uu culus yahay. Askarta ayaa la weeraray iyaga oo gaari saaran. Warar ka aanu helayno aya sheegaya in miinda   ladhigay  cidhifka wadada wixii weerarka kasoo kurdha  kala soco warmaal news

Read More »

Trump oo amray in la baaro “afgambi lala damcay oo dhicisoobay”

Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in uu la hadlay xeer ilaaliyaha guud ee dalka Maraykanka si uu dabogal ugu sameeyo meesha uu ka soo ulkamay baaritaanka lagu sameeyay ee caddeeyay in isaga iyo Ruushka aysan wada shaqayn dhexmarin. Trump ayaa “isku day afgambi” ku tilmaamay baaritaankii uu ku sameeyay Robert Mueller oo horay u soo noqday agaasimaha guud ee hay’adda ...

Read More »

Toogashadii New Zealand: RW Jacinda oo la ilmeysay arrin ay ku aragtay dadkii isbitaallada la dhigay

Baarlamaanka dalka New Zealand ayaa u codeeyay in la mamnuuco hubka nooca u sameysan sida kuwa milatariga ee darandoorriga u dhaca, ka dib weerarkii lagu qaaday masaajidyada Christchurch. Mooshinka ku saabsan wax ka baddalidda sharciga hubka ayaa lagu meel mariyay 119 cod oo taageertay iyo 1 cod oo kasoo horjeestay, iyadoo aqrintii ugu dambeysay maanta laga sameeyay baarlamaanka. Waxaa la ...

Read More »

Mareykanka oo war kasoo saaray gudoomiyaha cusub ee Bankiga Dhexe ee Somalia

11 april 2019  Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Mareykanka ayaa war kasoo saartay magacaabista guddoomiyaha cusub ee Bankiga Dhexe ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi oo toddobaadkii tagay ay golaha wasiirada ansixiyeen. Qoraalka kasoo baxay howlgalka Mareykanka ee Soomaaliya oo lasoo dhigay twitter, ayaa lagu sheegay inay aad u dhararayaan inay la shaqeeyaan guddoomiyaha cusub. Qoraalkan ayaa sidoo kale lagu sheegay ...

Read More »

Qarax ka dhacay Muqdisho xilli jidadka ay amni sugid u xiran yihiin 10 maalmood

April 10, 2019Muqdisho (warmaal news) – Qarax xooggan ayaa gilgiley goordhaw magaaladda Muqdisho, kasoo jugtiisa laga maqlay qeybo kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir. Goobjooge la hadlay warmaal news ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa mid loogu xiray Gaari uu lahaa Sarkaal ka tirsan booliska dowladda oo magaciisa lagu soo koobay Koronto. Qaraxa ayaa ka dhacay wadada Makka Al-Mukarama, gaar ahaan ...

Read More »

Jadeecada oo ku faafeysa Mareykanka

WASHINGTON. D.C —  Waxaa sii kordhaya tirada kiisaska la xiriira cudurka jadeecadda ee laga helayao gudaha dalkaan Mareykanka, iyadoo saraakiisha gobollada qaar ay arrintani ku qasbeyso in ay qaadaan tallaabooyin aanan caadi aheyn. Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay in kiisaska ilaa iyo hadda la diiwaangeliyay ee ah carruurta uu ku dhacay cudurka jadeecada ee dalkaan Mareykanka ay mareysa 465, halka todobaadki ...

Read More »

War Deg Deg Ah:- Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Ganacsade Axmed Cismaan Geelle Oo Kulmay Iyo Qodobo Ay Ku Heshiiyeen.

10 april 2019  Hargeysa (warmaal news)- Ganacsatada somaliland ayaa ku guulaystay inay kulan isku hor fadhiisiyaan madaxweynaha somaliland iyo ganacsade Axmed Cismaan Geelle oo maalmihii ugu dambeeyey khilaaf soo kala dhexgalay Kulankan oo ganacsatadu suura galisay ayaa lagu dhagaystay dooda madaxweyne Muuse Biixi iyo ganacsade Axmed Cismaan Geelle iyada oo laysla gartay laba qodobo oo muhiim ah. Madaxweyne Muuse Biixi ...

Read More »