Wararka

Xisbiyada Kulmiye Iyo UCID Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Kulan Ay Maanta La Yeesheen Kominshanka Doorashooyinka + [ Muuqaal ]

Hargeysa (warmaal news):- Kominshanka Doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay kulan lagaga hadlaayo diwaangalinta ay soo wadaan la qaateen xisbiyada UCID Iyo Kulmiye . Kulankan ayaan waxaan qeyb aan ka aheyn xisbiga Waddani oo ganafka ku dhuftey in uu kulankan ka qeyb galo maadama oo xisbiga Waddani codsadey in kominshankan la kala diro Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan  

Read More »

Taariikha Maxamed Morsi: Madaxweynihii Ugu Horreeyay Masar Ee Si Dimuquraadiyad Ah Lagu Doortay

Morsi wuxuu ku dhashay deegaanka Al-Cadwah oo saran Webiga Nile ee gobolka Sharqiyah, sannadkii 1951. Wuxuu culuumta Injineeriyadda ka bartay jaamacadda Qaahira sannadkii 1970kii. Ka dib wuxuu shahaadada PhD ka soo bartay jaamacad ku taalla dalka Mareykanka. Soo Ifbixii Morsi Doorashadii baarlamaan ee ugu horeysay ka dib markii xilka laga tuuray Mubaarak, sannadkii 2011kii, Ikhwaanka waxay sameysteen Xisbi ay ku magacaabeen ...

Read More »

Ururka Suxufiyiinta ee SOLJA Oo Cambaareeyay Laba Telefishan Oo Xukuumada Somaliland Xidhay.

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, waxa uu si adag u canmaaraynayaa talaabadda Xukuumadda Somaliland saaka ku xidhay labada Telefishan ee kala ah Horyaal TV iyo Eryal, kuwaas oo ay ciidamadda Booliisku saaka la wareegeen, kuna Amreen inaanay shaqayn karin.   Ururka SOLJA, waxa uu talaaadan u arkaa mid sharci darro ah oo ay xukuumadda Somaliland ugu talogashay si sharciga baalmarsan ...

Read More »

Askar Ka Tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Dil Iskugu Gaystay Gudaha Magaalada Hargeysa

Hargeysa (warmaal news):- Laba askari oo ka wada tirsan ciidamada qaranka somaliland ayaa xalay dil iskugu gaystay degmada Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa. Warara ayaa sheegaya in laba askari oo ka mid ah ciidamada qaranka somaliland ay rasaas isku waydaarsadeen agagaarka xanaanada TB-da ee degmada Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa, rasaastaas ayaa keentay in mid ka mid ah askarta uu ...

Read More »

Xukumadda Oo Sii Daysay Xil Dhakool

Xukumadda Oo Sii Daysay Xil Dhakool Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland ayaa maanta xorriyaddiisa dib u helay kadib markii la xidhay horraantii bishii May xilligaasi oo uu dhalliilay xuska maalinta 18-ka May ee ku beegan markii Somaliland xorriyaddeeda dib ula soo noqotay 18 May 1991. Xildhibaanka oo aan la soo taaggin maxkamad ayaa muddo dheer oo ...

Read More »

Cumar Al-Bashir Oo Muddo Kadib Muuqaalkiisa La Arkay

Madaxweynihii hore ee dalka Sudan Omar al-Bashir ayaa markii ugu horreysay shaashadaha ka soo muuqday tan iyo intii xilka laga tuuray bishii April. Mr Bashir ayaa laga soo saaray xabsi ku yaalla magaala madaxda dalkaasi ee Khartoum ka hor inta aan la geyn xafiiska dacwad oogaha, halkaas oo lagu akhriyay dambiyada isaga ka dhanka ahaa. 75 jirkan oo ay ku ...

Read More »