Wararka

( YAAB ) Maayar Soltelco oo laga gudbiyay dacwad laxidhiidha bartiisa facebook

Nin ka mid ah dadka deggan magaalada Hargeysa oo lagu magacaabo, Cabdi Duco ayaa sheegay in maayarka Hargeysa uu ku soo oogi doono dacwad ugub ku ah Soomaalida. Cabdi Maxamuud Daahir, oo loo yaqaan Cabdi Duco, ayaa siduu sheegay maanta geynaya maxkamadda magaalada Hargeysa dacwad uu kaga cabanayo in maayarka magaalada Hargeysa, Cabdiraxmaan Solteelko uu ka saaray barta bulshadu ku ...

Read More »

Meydka cunug yar oo si xun loo jirdilay oo laga helay duleedka Muqdisho

Muqdisho (warmaal news) – Wararka naga soo gaarayo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa sheegayo in saakay lagu arkay meydka cunug yar oo uu jirkiisa ka muuqdo jirdil. Dadka Deegaanada Xaafadda Sarkuusta oo u dhow Ex Control Afgooye ayaa Magaalada Muqdisho ayaa saaka kusoo toosay meydka cunugaan yar oo si xun loo jirdilay. Dadka deegaanada ayaa sheegay in xarig uu ...

Read More »

Somaliland: Sarkaal Dhagax Lagu Dilay

Koox aan la aqoonsan ayaa Kayse Maxamed Cawaale oo ahaa sarkaal ka tirsan ciidamada ammaanka Somaliland dhagax ku dilay, halka ay laba askari oo askari oo kalena dhaawac ugu gaysteen dhagaxa. Arrintan ayaa ka dhacday deegaanka Fiqi Ayuub oo ku yaalla waqooyiga magaalada Burco mana cadda sababta keentay in kooxdani weerarto booliska laakiin, waxa jira warar sheegaya in ay jiraan ...

Read More »

Dowladaha Kuwait iyo Somalia Oo Iskaashi cusub Yeelanaya

Wafdi Sare oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Dahir Aden Cilmi, ayna qeyb ka yihiin Taliyaha Ciidanka Badda Admiral Cabaas Amin Cali iyo Taliyaha Hoggaanka Howlgalada Col. Ciise Ahmed Wehliye ayaa booqasho rasmi ah ku gaadhay Dalka Kuwait. Waxaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Kuwait City Ee caasimadda Dalkaasi,Madax Sare oo ka tirsan Wasaaradda Difaaca Kuwait, ...

Read More »

Ajnabi ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo lagu dilay dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan

Halgan (warmaal news) – Kooxda Macaawisley ee Al-shabaab kula dagaallanta qaar ka mid ah Gobollada dalka ayaa sheegtay in Nin ajannabi ah oo u dagaallamayay AL-shabaab ay ku dileen dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan. Saraakiisha Kooxda Macaawisleyda ayaa sheegay in dagaal shalay labada dhinac ku dhexmaray Tuulada Halgan ee Gobolka Hiiraan. Waxaa ay sheegeen in Ninka Ajannabiga ah uu u dhashay ...

Read More »

Laba qaraxyo xooggan oo ka dhacay MUQDISHO

Muqdisho (warmaal news) –Laba Qarax oo xooggan ayaa waxay ka kala dhaceyn Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Qaraxa koowaad ayaa wuxuu ka dhacay agagaarka Xarunta Baarlamaanka ee Soomaaliya xilli uu Maanta kulan lahaa Golaha Shacabka. Xilliga uu qaraxa dhacayay waxaa soo xirmay kulanka Golaha shacabka ee Soomaaliya waxaana ay xillibaannada isu diyaarinayeen in ay ka baxaan Golaha. Ciidamada ku sugan ...

Read More »

Al-Shabaab oo 13 Askari oo kamid ah Booliska Kenya ku dishay Gobolka ismaamulka Wajeer

Wajeer (warmaal news) –Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay in sideed ka mid ah Booliskeeda ay geeriyoodeen sidoo kalena dhaawacmeen shan kale markii Gaari ay la socdeen uu miino dul maray. Qaraxa ayaa saaka ka dhacay degaanka Khorof Harar, oo ka tirsan Gobolka ismaamulka Wajeer. Askarta dhaawaca ah ayaa la sheegayaa in uu dhaawacooda daranyahay,kuwaas oo loo qaaday Isbitaal. Inkastoo ay Kenya ...

Read More »

Somaliland:-Daraasad laga soo saaray dhibta Kala Sarraynta Waxbarashada la Ganacsiyeeyey

“Tayada Dugsiyada Dawladda oo Hoos u Dhacday iyo Khidmadda Sarraysa ee ay Qaadaan Dugsiyada Gaarka loo leeyahay oo Caqabad ku ah Waxbarashada Hargeisa(warmaal news):-Xarunta Daraasaadka ee Center for Policy Analysis, ayaa soo saartay daraasad ay ku soo bandhigtay dhibaatada iyo culayska ay leedahay waxbarashada ganacsiga laga dhigay iyo siday hoos ugu dhacday tayada waxbarashada dowladda Somaliland. Warbixinta daraasaddan cusub ee ...

Read More »