Wararka

Baabuur ay saarnaayeen dad shacab ah oo lagu qarxiyey duleeedka Afgooye

Muqdisho   (warmaal news) – Miino dhulka lagu aasay ayaa qabsatay gaari ay dad Shacab ah saarnaayeen oo marayey duleedka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose. Sida uu  warmaal news warka ku helay Gaarigaan la qarxiyey ayaa waxaa saarnaa dad shacab ah oo kasoo raacay deegaanka Cabdow dibile ee duleedka degmada Afgooye. Gaarigaan ayaa wuxuu kusoo jeediyey Magaalada Muqdisho ee Caasimadda ...

Read More »

Ciidamada Booliska Oo Hawlgal Ku Qabtay 8 Ka Mid Ah Budhcada Loo Haysto Dilkii Saraakiisha

Hargeysa   (warmaal news)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa gacanta ku dhigay qaar ka mid ah budhcada loo haysto inay dileen taliyihii xabsiga degmada Gar-adag Gaashaanle Cabdilaahi Axmed Tallan, iyo taliye xigeenkii ciidanka Booliska Gar-adag Laba Xidigle Nuur Aw Cali Nuux oo Alle haw naxariisti toddobaadkii hore ay jidgooyo ku dileen. Ma jiro wax war ah oo ay ciidamada Boolisku ka soo ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Kusii Jeeda Magaalada Garoowe

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saacadaha soo socoda waxa ay ku wajahan yihiin Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland. Madaxweyne Farmaajo ayaa Garoowe waxaa uu kaga qeyb geli doonaa Shir wadatashi ah oo uu iclaamiyay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni,isla markaana la isugu yeeray Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada dalka. Shirkan u dhexeeya ...

Read More »

Trump oo aflagaadeeyey Wariye waydiiyey waxa ka jiro inuu u digay Putin

Washington  (warmaal news) – Madaxweynaha Mareeykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu la hadlay madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin islamarkaana ay wada qaateen muddo saacad ku dhow, waxyaabihii ay wada hadleen wuxuu sheegay in ay ka mid ahayd qiyaanadda Ruushka. “Waxaan la yeeshay Putin wada sheekeeysi dheer oo aad u wanaagsan” ayuu bartiisa Twitter-ka. Madaxweyne Trump ayaa caayay wariye weeydiiyay haddii ...

Read More »

guul iyo guul daro diidmada baarlamaanku maxay noqon kartaa ?

Barkhad-ladiif Mohamed Omar haddii dhinacyo kala duwan ka eegno labadda way noqon kartaa, guul iyo guul-daro, siduu madaxweynuhu u dhigay ee u rabay way u dhacday dhankaasi marka ka eegno waa u guul, marka indhaha dadka kale ee mucaaradka ku ah ku eegna guul daray noqonaysaa. Siyaasaddu waa fursadaha ku soo maro oo laga faa’iidaysto, arrimaha ad-adag mararka qaarkood bay ...

Read More »

Gudoomiye c/raxman Ciro Oo Saaka Qaar Ka Mid Ah Shacabka Xaafada Axmed Dhagax Maqaaxiyaha Kula Shaaheeyey + [ Sawiro ]

Hargeysa (warmaal news):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro  oo ay wehelinayaan xildhibaano iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Degmada Axmed Dhagax waxaa  uu saaka salaadii Jumce ka hor uu qaar ka mid ah  shacabka reer Axmed Dhagax kula shaaheeyey maqaaxiyaha ku yaala xafadaasi Gudoomiyaha uu in muddo ah ku sugnaa goobaha shaaha ee xaafada Axmed Dhagax oo  uu ...

Read More »

Jubbaland oo caddeysay mowqifkeeda ku aadan sharciga doorashooyinka dalka

kismaayo  (warmaal news) – Maamulka Jubbaland ayaa noqday dowlad goboleedkii saddexaad ee kasoo horjeesta sharciga doorashooyinka oo khamiistii shalay aheyd ay ansixiyeen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya. Horay waxaa uga horyimid, isla markaana sharcidarro ku tilmaamay ansixintaas maamulada Puntland iyo Galmudug, waxaana haatan kusoo biirey maamulka Jubbaland. War-Saxaafadeed kasoo baxay Maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in sharcigaas aan lagala tashan anisixintiisa ...

Read More »