Wararka

Halkan ka ogoow dalalka ugu qashinka badan iyo kuwa ugu yar

Adduunka waxaa uu soo saara qashin gaarayo balaayin tan sannad kasta , qashinkan ayaa waxaa uu dabooli karaa 800,000 km oo goobood oo lagu dabaasho. Mareykanka waxaa uu soo saara saddex jibaar qashinka dunida oo ay kamid yihiin bacda iyo cuntooyiinka haraadiga ah. Marka ay timaaddo dib u habaynta qashinka Mareykanka waxaa uu kamid yahay dalalka ugu liita ee aanan ...

Read More »

Somaliland oo dacwad ka gudbisay maamulka hawada soomalia ee lagu wareejiyay

Nairobi(HWN)- Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaacisay inay gudbisay dacwad ka dhan ah talaabadda ay Xukuumadda itaalka daran ee Soomaaliya ay ku sheegatay inay Hay’adda ICAO  kala wareegtay maamulkii hawadda ee Soomaaliya iyo Somalilan-ba. Wakaaladda Wararka Somaliland ee SOLNA  ayaa soo xigatay Wargeyska East African Business Week oo ka soo baxa Uganda, oo maanta daabacay in Safiirka Somaliland u fadhiya Kenya ...

Read More »

Daawo Sawirrada: Madaxweyne Farmaajo oo bixiyay billad sharaf

Muqdisho (warmaal news)  – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta abaal mariyay guddigii qaban qaabada munaasabadaha xuska maalmaha Xorriyadda ee 26-ka Juun iyo kowda Luulyo. Madaxweyne Farmaajo ayaa xarunta madaxtooyada ku guddoonsiiyay xubnaha guddigaasi billad sharaf oo ay ku muteysteen howshii ay qabteen. Sidoo kale waxa uu uga mahadceliyay shaqada hufan ee ay u qabteen dadka iyo ...

Read More »