Wararka

Taliyayaasha ciidamada DF oo saaka gadhay magalada dhuusamareeb si ay amniga ulawareegan

Muqdisho (warmaal news) – Waxaa saaka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ku sii jeeda taliyeyaasha ciidamada qalabka sida ee dowladdda federaalka Soomaaliya. Taliyeyaasha ciidamada Milatariga, Booliska iyo Asluubta ayaa saacaha soo socda gaari doona magaaladaasi. Warmaal news ayaa ogaaday  inuu socdaalkooda la xariiro heshiiska Ahlu-Sunna Waljamaaca iyo dowladda dhexe ee Soomaaliya. Heshiiskan ayaa lagu wadaa in maanta Qalinka lagu duugo, ...

Read More »

Qof Kasoo Dhacay Kenya Airways Oo Meydkiisa Laga Helay London

Meydka qof laga shakisan yahay inuu kasoo dhacay diyaarad ay leedahay shirkadda Kenya Airways oo ku degi rabtay garoonka Heathrow ayaa laga helay beer yar oo ku taal London. Meydka oo loo badinayo inuu yahay nin ayaa gelinkii dambe ee Axada laga helay beer yar oo ku taal deegaanka Clapham, koonfur galbeed London. Waxaa la rumaysan yahay inuu isku soo ...

Read More »

Dawoco Ka Yaabisay Seeynisyahanada Adduunka + [ Maxay Sameysay ]

Dawoco yar oo ah nooca ku nool dhulka qaboobaha ayaa ka yaabisay seeynisyahano la socday dhaqdhaqaaqeeda kadib markii ka tagtay dalka Norway, lugna ku tagtay Canada, safarkaas oo ku qaatay 76 maalmood iyada oo qaraab doon ah. Sida uu qorey wargeyska Norway kasoo baxa ee Semitsiag, seeynisyahanada ayaa la yaabay safarkan qariibka ah ee ay dawada gashay, iyada oo ka ...

Read More »

Boorame:-Hadalhaynta Saamiga Kuraasta Golaha Wakiilada oo Meel Adag Laga Taagan Yahey iyo Cashuuraha Albaabada Lala Baxayo

Boorame(warmaal news)-Hadalhaynta Arimaha Siyaasadda iyo Marxalada Somaliland xiligan ku Sugan Tahey ayaa siweyn looga Dareemayaa guud ahaanba Goobaha ay Bulshadu ku kulanto Magaalada Boorame ee Xarunta Gobolka Awdal, iyadoo Shacabku aad u falanqeeynayaan Laba Qoddob oo Sigaar ah ugu Mudan Wakhti Xaadirkan kuwaas oo Faaladoodu Saamayn ku yeelatey Qeybaha kala duwan ee Bulshada islamarkaana, ugu Xudun Xidhan Rajada kama dambeysta ...

Read More »

” Ciro Iyo Muuse Quraan Saar Ayey U Baahan Yahiin..” Fayal Cali Waraabe + [ Muuqaal ]

Hargeysa (warmaal news):- Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyey kulan  xalay dhex maray madaxda xisbiyada iyo madaxweynaha Somaliland . Gudoomiye Faysal ayaa sheegay in kulankaasi ku soo dhamaadey natiijo la,aan isla markaana sababta xal loo gaadhi waayey ay tahay Madaxweyne Muuse Biixi iyo gudoomiye Ciro oo aan wax tanaasul ...

Read More »

Al-Shabaab oo sheegtay in 11 askari ay ku dishay gobolka Baay

Baydhabo (warmaal news) – War ka soo baxay Al-Shabaab ayaa lagu faah faahiyay qaraxyo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay gobolka Baay ee Koonfur Galbeed Soomaaliya. Qaraxyada oo ahaa kuwo Miino ah ayaa Al-Shabaab waxa ay baahiyeen in ay la beegsadeen kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM, gaar ahaan kuwa Itoobiya oo ku socdaalayay agagaarka degmada Bardaale ee gobolkaasi. Qaraxa koowad ayey ...

Read More »

Qatar Airways Oo Maanta Duulimaad-yo Ka Bilaabi Doonta Magaalada Moqdisho .

Moqdisho (warmaal news):- Diyaarada caalamiga ah ee Qatar Airways ayaa waxaa ay saaka markii ugu horeysay abid ay cago dhigan doonta garoonka diyaaradaha ee magaalada Moqdisho . Diyaarada ayaa Moqdisho ka bilaabi doonta Duulimaadyo joogta ah isla markaana waxaa ay diyaaradani noqoneysaa diyaaradii Saddexaad ee Caalami ah ee duulimaadyo ka bilowda magaalada Moqdisho Hore Moqdisho waxaa duulimaadyo Caalami ah uga ...

Read More »