Xulashada

Dhageyso: Sarkaal sawirro ka qaaday ciidanka Amisom oo dad ku leynaya Xamar

Muqdisho (warmaal news) – Cabdiwahaab Xaaji Axmed oo ahaa Turjumaan ayaa sawirro naxdin leh ka qaaday Ciidamada AMISOM oo dad shacab ah ku leynaya gudaha magaalada Muqdisho. Sarkaalkan oo la shaqeynayay howlgalka Midowga Africa ayaa la socday kolonyo ka tirsan AMISOM oo qarax lagula eegtay isgoyska Ex-Koontarool Balcad ee magaalada Muqdisho. Cabdiwahaab oo Wareysi siiyay Idaacadda Mustaqbal ayaa sheegay in qaraxa ...

Read More »

Akhriso :- Shan Sababood Oo Muujinaya In Aanay Somaliland Ka Qabsoomayn Doorashada Wakiilladu Sannadkan 2019-Ka

159 maalmood, ayaa ka hadhsan wakhtigii loo qorsheeyey in ay dalka ka qabsoonto doorashada Golaha Wakiillada Somaliland ee dib u dhacu hadheeyey tan iyo 2010-kii oo ay ku eekayd muddo xilkeedkii ay shacabku doorteen. Golaha Guurtida Somaliland ayaa muddo sagaal bilood ah u kordhiyey Mudaneyaasha Golaha Wakiillada 21-kii bishii January ee sannadkan, ka dib markii dib u dhac ku yimid ...

Read More »

ethiopia madaxwayne lagu oo xiisad ka abuuray dalkaasi

Addis Ababa (warmaal news) – Faah faahin dheeri ah ayaa laga helayaa afgambi fashilmay iyo rabshado ka dhacay dalka Itoobiya, gaar ahaan gobolka Amxaarada. Warbaahinta gudaha ayaa shaacisay in la dilay Madaxweynihii gobolka Amxaarada Ambachew Mekonnen iyo la taliyihiisii sare, kuwaas oo ay toogteen rag hubeysan. Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa sidoo kale saaka xaqiijiyay in rabshadahaasi lagu dilay  taliyihii guud ...

Read More »

Kaamarooyin Tuugada Aqoonsada Oo Lasoo Saaray

Maamulka dukaanka weyn ee alaabada kala duwan laga helo ee Maraykanka kuyaal ee Walmart ayaa xaqiijiyey in ay adeegsanayaan kaamarooyin aqoonsada hummaagyada, si tuugada looga hortago. Kaamarooyinkan ayaa lagu garan karaa alaabta lagu rito dambiisha lagu dukaamaysto ee qofka maqal hayaha ahi aanu iskaanka marin, ama aan la xaqiijin. Walmart ayaa wargayska Business Insider u sheegay in tiknoolajiyaddan cusub loo ...

Read More »

Kenya oo hogaan looga dhigay ilaalada xeebaha ee soomalia

Kenya ayaa hoggaamin doonta howlgallada ka dhanka ah burcad badeeda xeebaha dalka Soomaaliya muddo labo sanno ah laga bilaabo bisha Janaayo ee sannadka soo socda. Dalalka xubinta ah ka ah ururka la dagaallanka burcad badeeda xeebaha Soomaaliya ayaa waxay u doorteen Kenya inay hoggaamiso ilaalinta xeebaha si ay dusha ugala socoto dhaqdhaqaaqyada amniga . Arrintan ayaa kusoo hagaagaysa xilli Kenya ...

Read More »

Warbaahinta Masar Oo Iska Indho Tirtay Geeridii Mursi

Geeridii Maxamed Mursi, madaxweynihii hore ee Masar waxa ay ciwaano waaweyn u samaysay guud ahaan warbaahinta caalamka, balse taas xaalka waa uu ka duwanaa qalabka warbaahinta dalkii uu muwaadhinka ka ahaa, marna madaxweyne kasoo noqday intii aanan la afgambinin. Idaacadaha la’iska arko iyo waliba wargeysyada waxa ay ahaayeen inta badan kuwa gabi ahaanba aanan soo hadal qaadin in uu geeriyooday ...

Read More »

Taariikha Maxamed Morsi: Madaxweynihii Ugu Horreeyay Masar Ee Si Dimuquraadiyad Ah Lagu Doortay

Morsi wuxuu ku dhashay deegaanka Al-Cadwah oo saran Webiga Nile ee gobolka Sharqiyah, sannadkii 1951. Wuxuu culuumta Injineeriyadda ka bartay jaamacadda Qaahira sannadkii 1970kii. Ka dib wuxuu shahaadada PhD ka soo bartay jaamacad ku taalla dalka Mareykanka. Soo Ifbixii Morsi Doorashadii baarlamaan ee ugu horeysay ka dib markii xilka laga tuuray Mubaarak, sannadkii 2011kii, Ikhwaanka waxay sameysteen Xisbi ay ku magacaabeen ...

Read More »

( YAAB ) Maayar Soltelco oo laga gudbiyay dacwad laxidhiidha bartiisa facebook

Nin ka mid ah dadka deggan magaalada Hargeysa oo lagu magacaabo, Cabdi Duco ayaa sheegay in maayarka Hargeysa uu ku soo oogi doono dacwad ugub ku ah Soomaalida. Cabdi Maxamuud Daahir, oo loo yaqaan Cabdi Duco, ayaa siduu sheegay maanta geynaya maxkamadda magaalada Hargeysa dacwad uu kaga cabanayo in maayarka magaalada Hargeysa, Cabdiraxmaan Solteelko uu ka saaray barta bulshadu ku ...

Read More »

Somaliland:-Daraasad laga soo saaray dhibta Kala Sarraynta Waxbarashada la Ganacsiyeeyey

“Tayada Dugsiyada Dawladda oo Hoos u Dhacday iyo Khidmadda Sarraysa ee ay Qaadaan Dugsiyada Gaarka loo leeyahay oo Caqabad ku ah Waxbarashada Hargeisa(warmaal news):-Xarunta Daraasaadka ee Center for Policy Analysis, ayaa soo saartay daraasad ay ku soo bandhigtay dhibaatada iyo culayska ay leedahay waxbarashada ganacsiga laga dhigay iyo siday hoos ugu dhacday tayada waxbarashada dowladda Somaliland. Warbixinta daraasaddan cusub ee ...

Read More »

MADAXWEYNE BIIXI OO NOQDAY MASUUL SI XEELDHEER UGA WARRAMA DHIBAATADA HAYSTA SHACABKA REER SOMALILAND, LAAKIIN SE AAN LA IMAN QORSHIHII WAX LAGAGA QABAN LAHAA.

Hargaysa (warmaal news)- Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa tan iyo intii uu xilka qabtay waxa la dareemayay inuu jeediyay khudbado badan kuwaas oo uu kaga hadlay dhibaatooyinka dalka ka jira, isla markaasna aanu  ku darayn wax talaabo ama qorshe ah oo arintaas ay xukuumadiisu ku wajahayso. Madaxweynaha oo si xogogaalnimo ah uga sheekeeya waxyaabo badan oo dalka dhibaatooyin ku haya ...

Read More »