Xulashada

Dagaalka Libiya oo sii xoogeystay iyadoo ciidamada Xaftar ay Tripoli ku wajahan yihiin

Dagaalka ka soconaya nawaaxiga caasimada Tripoli ayaa sii xoogeystay , iyada oo wararku ay sheegayaan in ciidamo daacad u ah Gen Khalifa Haftar ay ka galeen magaalada saddex jiho. Wararka qaar ayaa sheegaya in milatariga Haftar ee isku magacaabay ciidamada qaranka Libya ay haatan u galeen gudaha magaalada 25 kiilo mitir. Sidoo kale wararku waxa ay tibaaxayaan in mid ka ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo magacaabay saddex wasiir oo cusub (Aqriso magacyada)

April 7, 2019 Muqdisho (warmaal news) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliyam Xasan Cali kheyre ayaa waxaa uu maanta magacaabay saddex ka mid noqonaya golaha Wasiirada Soomaaliya, kuwaas oo xilalkooda ay banaanaayeen. Wasiirada uu maanta Ra’iisul Wasaare Kheyre magacaabey ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Dastuurka oo lo magacaabay Saalax Axmed Jaamac, xilkaas oo uu ka geeriyooday Wasiirkii Dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh ...

Read More »

Qaadhaan Bixiyeyaasha Caalamiga Ah Ee Doorashada Oo Meel Adag Iska Taagay Wada Shaqayn Ay La Sii Yeeshaan Somaliland.

7 april 2019  Hargeysa(warmaal news):- 2-dii iyo 3-dii bishan April waxa Somaliland yimid wefti culus oo ka socda dalalka Somaliland taageera ee Midawga Yurub kuwaas oo siday farriin culus oo nuxurkeedu yahay in ay faraha kala bixi doonaan taageeradooda Somaliland maaddaama aan wax horumar ah laga samayn doorashooyinka qorshaysan dhammaadka sanadkan horena marar badan dib ugu dhacay.   Saddexdii bisha ...

Read More »

IGAD Oo Samaysanaya Ciidan Badeed Aan Laga Tallo Gelin Somaliland

7 april 2019  Hargaysa   Warmaal news  IGAD Oo Samaysanaya Ciidan Badeed Aan Laga Tallo Gelin Somaliland Hargeysa(warmaal news) Waddamada ku bahoobay urur gobolleedka IGAD ayaa shaaciyay qorshe ciidan badeed oo wada jir ah loogu samaynayo Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed. Dawladda Somaliland oo inta badan leh biyaha ciidamadu ilaalinayaan ayaan waxba kala socon qorshan waxaana si weyn uga digay Eng ...

Read More »

Ninkii dilka ugu hanjabay Ilahaan Cumar oo gacanta lagu soo dhigay

 6 april 2019    Hargaysa (warmaal news) – Dadaal dheer kadib FBI-da Mareykanka ayaa ku guuleystay inay gacanta kusoo dhigaan nin dil ugu hanjabay Gabadha uu asalkeedu yahay Soomaali ee lagu magacaabo Ilhaan Cumar taasoo hadda ka tirsan Golaha Aqalka Hoose ee Dalka Mareykanka. Patrick Carlineo Jr. oo ah ninka gacanta lagu dhigay ayaa horey qadka Taleefoonka Xafiiska Ilhaan uga ...

Read More »

Mareykanka oo qirtay inay dad rayid ah ay ku dhinteen duqeymo uu ka fuliyey Soomaaliya

dad rayid ah tani iyo marka uu Soomaaliya ka billaabay duqeymaha dhinaca cirka ah. Toddobaad ayaa ka soo wareegtay xilliga uu Mareykanka uu ku gacan seydhay eedeeymaha ay u soo jeedisay hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International iyada oo sheegtay shan duqeymo oo kala duwan uu Mareykanka ka fuliyey iney ku dhinteen 15 qof oo rayid ah. Duqeymaha ...

Read More »

Nin aad ugu dhaw Trump oo loo doortay gudoomiyaha Bankiga aduunka

Gudiga Baanka Aduunka ayaa u doortay sarkaal sare oo ka tirsanaan jiray wasaaradda Maaliyada Maraykanka madaxweynaha hay’adan ee shanta sano ee soo socota. David Malpass, ayaa ahaa musharaxa keliya ee u tartamayay xilkan waxa ayna doorashadiisu ka dhigan tahay in marwalba musharax Mareykank ah uu maamulayo bankigan, halka dadka kasoo jeedo dalalka Yurubna ay qaataan xilalka sare ee hay’adda lacagta ...

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo amar culus kusoo rogtay shirkadaha isgaarsiinta

4 april 2019  Muqdisho (warmaal news) – Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ay amar dul-dhigtay shirkadaha Isgaarsiinta ee ka howlgalla dalka,kuwaas oo ruqsad ka heysta Dowladda Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay Hay’adda Isgaarsiinta qaranka ayaa lagu amray Shirkadaha Isgaarsiinta inay isku furaan qadadka taleefoonadooda, isla markaana dhammaan Shirkadaha taleefoonada ay noqdaan kuwo is wici kara. Hoos ka ...

Read More »

Ra’iisul wasaare Kheyre oo maanta laga xannibay in uu galo Villa Somalia

4 april 2019   Muqdisho     warmaal news  Warar dheeri ah ayaa kasoo baxaya tobaneeyo kamid ah Ciidamadii Naafada Qaran oo maanta isugu soo baxay albaaabka hore ee Madaxtooyada Soomaaliya waxayna diideyn in la galo ama laga soo baxo Villa Somalia. Ciidamada Naafada Qaranka ayaa ka cabanaya mushaar la’aan iyo daryeel xumo muddo ka badan 4 bil waxayna maanta diideyn in ...

Read More »