Xulashada

Taariikha Maxamed Morsi: Madaxweynihii Ugu Horreeyay Masar Ee Si Dimuquraadiyad Ah Lagu Doortay

Morsi wuxuu ku dhashay deegaanka Al-Cadwah oo saran Webiga Nile ee gobolka Sharqiyah, sannadkii 1951. Wuxuu culuumta Injineeriyadda ka bartay jaamacadda Qaahira sannadkii 1970kii. Ka dib wuxuu shahaadada PhD ka soo bartay jaamacad ku taalla dalka Mareykanka. Soo Ifbixii Morsi Doorashadii baarlamaan ee ugu horeysay ka dib markii xilka laga tuuray Mubaarak, sannadkii 2011kii, Ikhwaanka waxay sameysteen Xisbi ay ku magacaabeen ...

Read More »

( YAAB ) Maayar Soltelco oo laga gudbiyay dacwad laxidhiidha bartiisa facebook

Nin ka mid ah dadka deggan magaalada Hargeysa oo lagu magacaabo, Cabdi Duco ayaa sheegay in maayarka Hargeysa uu ku soo oogi doono dacwad ugub ku ah Soomaalida. Cabdi Maxamuud Daahir, oo loo yaqaan Cabdi Duco, ayaa siduu sheegay maanta geynaya maxkamadda magaalada Hargeysa dacwad uu kaga cabanayo in maayarka magaalada Hargeysa, Cabdiraxmaan Solteelko uu ka saaray barta bulshadu ku ...

Read More »

Somaliland:-Daraasad laga soo saaray dhibta Kala Sarraynta Waxbarashada la Ganacsiyeeyey

“Tayada Dugsiyada Dawladda oo Hoos u Dhacday iyo Khidmadda Sarraysa ee ay Qaadaan Dugsiyada Gaarka loo leeyahay oo Caqabad ku ah Waxbarashada Hargeisa(warmaal news):-Xarunta Daraasaadka ee Center for Policy Analysis, ayaa soo saartay daraasad ay ku soo bandhigtay dhibaatada iyo culayska ay leedahay waxbarashada ganacsiga laga dhigay iyo siday hoos ugu dhacday tayada waxbarashada dowladda Somaliland. Warbixinta daraasaddan cusub ee ...

Read More »

MADAXWEYNE BIIXI OO NOQDAY MASUUL SI XEELDHEER UGA WARRAMA DHIBAATADA HAYSTA SHACABKA REER SOMALILAND, LAAKIIN SE AAN LA IMAN QORSHIHII WAX LAGAGA QABAN LAHAA.

Hargaysa (warmaal news)- Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa tan iyo intii uu xilka qabtay waxa la dareemayay inuu jeediyay khudbado badan kuwaas oo uu kaga hadlay dhibaatooyinka dalka ka jira, isla markaasna aanu  ku darayn wax talaabo ama qorshe ah oo arintaas ay xukuumadiisu ku wajahayso. Madaxweynaha oo si xogogaalnimo ah uga sheekeeya waxyaabo badan oo dalka dhibaatooyin ku haya ...

Read More »

Falastiin iyo Diyaaradaha bilaa duuliyaha ah

Falastiin in  kasta  oo  aanay ahayen   dawlad si rasmiya loo aqoon san yahay balse waxa ay wakiil sharafeedyo ku leedahay Qaramada midoonbay,  iyo   jaamacada Carabta  xafiiska   siyaasad  ahan   dibada   umtali jiray  oo xaruntiisu  ahyed   Waashintoon    oo  hoos  iman jiray  URUR kii dhaq’dhaqa xorayenta   Falastiin  magaciisana  loona   soo gaabiyo   _ PLO_   kahor  intii  aan   albaabada   la isugu laabin sandii   2018  waxa uu ...

Read More »

Shirkii madax goboleedyada ee Nairobi oo fashilmay – Xog

Nairobi (warmaal news) – Waxaa gebi ahaanba fashilmay shir si wadajir ah oo toddobaadkan madaxda dowlad goboleedyada iyo beesha caalamka ku dhex mari lahaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Xogo warmaal news  helay ayaa sheegaya in baaqashada Shirkaasi kadib ay madaxda Galmudug iyo Jubbaland inay bilaabeen kulamo kala duwan oo ay la qaadanayaan dadka deegaanadaasi kasoo jeeda iyo qaar kamid ...

Read More »

Khuburrada Teknooloojiyadda Ee Carruutoodu Ka Mamnuuca Shaashadaha

Dadka ka shaqeeyo shirkadaha sameeya qalabka iyo adeegyada teknooloojiyadda ayaa inta badan carruurta uga digaa inay adeegsadaan teknooloojiyadda gaar ahaan teleefoonada iyo wixii lamid ah. Pierre Laurent oo ah madaxa fullinta shirkad soo saarta teknooloojiyadda oo ku taalla San Francisco ayaa saddex carruur ah oo uu dhalay geeyay Iskuul gaar loo leeyahay oo lagu magacaabo Silicon Valley kaas oo carruurta ...

Read More »

KENYA oo ka rajo dhigtay isku daygii DF Soomaaliya

Nairobi (warmaal news) – Dowladda Kenya oo uu muran salka ku hayo arrimaha Badda kala dhexeeyo Soomaaliya ayaa waxaa haatan uu gaaray khilaafka labada dal halkii ugu sarreeyay. warmaal news ayaa helay xog ah in dowladda Kenya ay ka quusatay in wadahadal ama gorgotan dowladda Soomaaliya ay ka gasho muranka Badda, kana laabato dacwadda haatan hortaalla Maxkamada ICJ oo sanadkan gudihiisa ...

Read More »

Kenya oo xirtay xuduudda Somalia kuna dhowaaqday inay joojisay xiriirka ganacsi

Lamu (warmaal news) –Dowladda Kenya ayaa ku dhowaaqday inay xirtay xuduuddii Soomaaliya, islamarkaana joojisay gebi ahanba ganacsigii kaga iman jiray Soomaaliya. Goobta xuduudda ee sida gaaaka ah loo xiray ayaa ah dhanka Lamu, oo ah mid ka mid ah afarta marin xuduudeed ee Kenya kala dhaxeeya Soomaaliya, ayada oo saddexda kale ay yihiin Mandera, Wajir, iyo Gaarisa. Madaxa booliska Lamu, Mr ...

Read More »

Seynisyahannada Adduunka Oo Ogaaday Xanuunka Ugu Daran Ee Uu Mari Karo Qofka Bani’aadamka Ah

Heerka ugu sarreeya ee uu gaari karo xanuunka qofka bani’aadamka ah ayaa la ogaaday, ka dib markii ay Seynisyahannada isbarbar dhig ku sameeyeen waxyaabo badan oo keena xanuun, sida orodka 3,000 ee mayl iyo arrimo kale. Waxay khubaradu muujiyeen in heerka tamarta jirka ee xanuunkaasi uu 2.5 jeer ku laba jibbaarmo heerka caadiga ah ee uu adeegsado jirka nasiinada ku ...

Read More »