Xulashada

Heshiiskii Burburay Ee Uu Manchester United U Saxeexay, Shaqsigii Sababta U Noqday Inuu Ka Laabto Heshiiskaas Iyo Ronaldinho Oo Arrimo Cusub Bannaanka Keenay

Sannadkii 2003, Manchester United ayaa isku diyaarisay inay ku dhawaaqdo heshiis ay la gaadhay halyeyga reer Brazil ee Ronaldinho, laakiin Barcelona ayaa qaab afduub oo kale ah uga soo dhex-gashay, waxaanay ka hor qaadday laacibkan. Waraysi dheer oo uu Ronaldinho siiyey wargeyska FourFourTwo, ayaa waxa uu kaga hadlay arrimo badan oo ku xidhiidhsan noloshiisa, qaabkii uu kubadda cagta kusoo bilaabay, ...

Read More »

Halkay Ku Danbeeyeen Ardaydii Boosaska Baanaanaday Ku Guulaystay?

dad badan oo ka maqan shaqada balse lacagtoodi la qaato. Taasina keentay in dawladu talaabo qaado ay ku hufayso kuna haadinayso tayada iyo tirada shaqaalaha. Waxa yididiilo gashay dhalinyaro tiro badan oo iyagoo aqoon leh waayay fursad ay shaqo ku helaan ama boosaskii shaqada la yidhi way buuxsameen. Intaa kadib imtixaano ayaa laga qaaday dhalinyaro badan, Waxaana loo sheegay in ay guulaysteen, Waxaana ...

Read More »

Muxuu Madaxweyne Biixi Dhegaha Uga Furaystay Cabashada Siyaasiga Ah Ee Haweenka Somaliland?

Mar kasta oo madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi isku shaandhayn ku sameeyo masuuliyiinta xukuumaddiisa ama soo kordhiyo xilal cusub waxay bus kicisa dareenka haweenka ee ku aaddan ka qayb galka siyaasadda kuwaas oo marka ay iska dhex waayaan dareen diidmo ah ku muujiya baraha bulshada. Xarunta daraasaadka siyaasadda ee Center For Policy Analysis (CPA) ayaa warbixin ay diyaarisay waxay ...

Read More »

Amnesty International oo sax ka dhigtay eedeyn horey loogu jeediyey Farmaajo

15 april 2019 Muqdisho (warmaal news) – Hey’adda Xuquuqda Aadanaha Amnesty International ee Fadhigeedu yahay Magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa soo saartay warbixin ay kaga hadleyso hoos u dhac ku yimid xunakla dilka toogashada  ah marka lo fiiriyo Sanadkii 2017. Amnesty International ayaa sheegtay inay hoos u dhacday xukunka dilka Toogashada ah ee la fuliyey Sanadkii 2018 marka loo ...

Read More »

Afgambiga Suudaan: Hogaamiyaha milateriga oo wacad ku maray inuu ‘xididdada u siibi doono maamulkii hore’

Hogaamiyaha golaha milateriga ku meelgaarka ah ee Suudaan ayaa waxa uu wacad ku maray inuu “xididdada u siibi doono maamulkii hore” laba maalmood un kaddib markii uu dhacay afgambigii milateriga. Isagoo ka hadlayay taleefishinka ayuu Janaraal Cabdulfataax Cabduraxmaan Burhaan ku dhawaaqay in dib loo qaabeyn doono hay’adaha qaranka, in la soo afjaray bandowga habeenkii iyo in la sii dayn doono ...

Read More »

Sheekada bajaajlihii la dilay maanta: Cayaaryahan si dhib ah ku helay bajaajta

13 april 2019   Muqdisho  (warmaal news) – Deeq Fooley Cabdullahi Baaslaawe oo ahaa Bajaajle ay maanta ciidamada  dowladda ku dileen Howl-wadaag waxaa uu ahaa cayaar-yahan. Sida uu sheegay guddoomiyaha kooxda Geeska Afrika Abuukar Maxamed Cabdulle Safana, Deeq oo ahaa 24 jir, aabihiis ayaa sanadkan u iibiyey Bajaaj isaga oo ku dhahay deyn ayey kugu tahay! Safanaa ayaa intaasi raaciyey in ...

Read More »

Xog : Maxay tahay sababta loo dilo darawalada Bajaajka ee Muqdisho?

Labo askari oo la sheegay inay ka tirsan yihiin ciidamada dowladda Soomaaliya oo joogay bar-koontarool oo ku taalla isgoyska degamada Howl-Wadag ayaa dil u geystay labo wiil oo ahaa darwalada bajaajleyda ee ka xoogsatada magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal BBC la hadlay ayaa sheegay in dilka loo geystay wiilka koowaad uu ka dhacay meel u dhow isgoyska wadada Howl-Wadaag. Dilka ayaa dhacay ...

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay banaanbaxyada Muqdisho oo xoogeystay iyo askarta oo dad kale dilay

13 april 2019   Muqdisho (warmaal news)- Waxaa sii xoogeystay banaanbaxyada ka dhacaya magaalada Muqdisho, iyadoo xaalad adag ay maanta ka jirto wadada Maka Al Mukarama iyo wadada Wadnaha. Banaanbaxyada ayaa sii xoogeystay kadib markii ciidamada amaanka ay dileen dad shacab ahaa oo qeyb ka ah dadka banaanaxyada dhigayay, waxaana goobjoogayaal ay sheegeen in ku dhawaad 7 ruux ay mareyso tirada ...

Read More »

Soomaalida saameynta leh ee wax kusoo bartay dalka Suudaan

Waddanka Suudaan, oo uu ka dhacay isbaddal siyaasadeed oo xoog leh, ayaa ka mid ah dalalka ay sida aadka ah isugu dhowyihiin Soomaaliya, waxaana wax kusoo bartay arday Soomaaliyeed oo faro badan, kuwaasoo qaarkood ay hadda mug weyn ku leeyihiin siyaasadda iyo diblomaasiyadda dalka Soomaaliya. Maalin ka hor waxaa xilka laga tuuray madaxweynihii muddada dheer soo maamulayay dalkaas Cumar Xasan ...

Read More »

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka Muqdisho iyo baabuur dagaal oo lagu gubay + Sawirro

 12 april 2019 Muqdisho (warmaal news) – Warar dheeri ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamo ka tirsan militariga iyo booliiska Soomaaliya oo ka dhacay inta u dhexeysa isgoyska Maanabooliyo iyo Beexaani ee magaalada Muqdisho. Dagaalka ayaa la sheegay in uu yimid kadib markii ciidamo ka tirsan milateri ah oo ka yimid shabeelada dhexe gaar ahaan Balcad ...

Read More »