Xulashada

Shirkada Diyaaraha Ee Boeing Oo Qiratay Inay Ogeyd Cilladda Ridday Diyaaradahii Burburay

Shirkadda diyaaradaha farsameysa ee Boeing ayaa markii ugu horreysay qiratay inay horay uga warqabtay cilladda sababtay inay soo dhawaan diyaaradaheeda noocoodu yahay 737 MAX. Mas’uuliyiinta Boeing ayaa shaaca ka qaaday in arrintan ka war heleen hal sano ka hor inta aysan diyaaradaha galin shilalka khasaaraha badan dhaliyay, hase yeeshee aysan wax tallaabo ah qaadin. Shirkadda ayaa sheegtay in qeylo dhaanta ...

Read More »

Soomalia oo go’aan culus kasoo saartay shirkadaha diyaaradaha ee xujeyda qaada

Muqdisho (warmaal news) –Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in sanadkaan Shirkadaha Diyaaradaha ee qaada Xujeeda loo sameyn doono tartan furan oo ku aadan ciddii qaadan laheyd qandaraaskaas. Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya oo war saxaafadeed soo saartay ayaa sheegtay in shirkadaha daneenayo fursadaan ay u furan tahay inay soo gudbistaan codsiyadooda ugu dambeyn 9-ka Bishaan. Wasaaradda ayaa sheegtay ...

Read More »

Madaxweyne Biixi oo war cusub kasoo saaray xaaladii deg-dega aheyd ee Sanaag

Hargeysa (warmaal news) ― Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa guud ahaanba bulshada reer Somaliland ugu baaqay inay gacmaha isu qabsadaan sidii ay u ilaashan lahaayeen nabadgelyada iyo wada-jirka dhexdooda ah, islamarkaana ay meel ugu soo wada jeestaan wax kasta oo ammaanka qaranka khal-khal ku keeni kara. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo maanta saxaafadda kula hadlay xafiiskiisa, ayaa si ...

Read More »

Toddobaadkan filo afar arrimood in ay dhacaan

Barri oo Isniin ah, waa bilowga Todobaad cusub, lama oga wax kasta oo kamid ah waxyaabaha dhici doona toddobada cisho ee soo socda, hase ahaatee waxaan u toog haynnaa waxa soo socda. Hoos ka akhriso qaar kamid ah waxyaabaha muhiimka ah, isla markaasna xiisaha leh ee la filayo inay dhici doonaan toddobaadka soo aaddan. 1) Ramadan oo soo galaya Bisha Barakaysan ...

Read More »

Gudoomiye c/raxman Ciro Oo Saaka Qaar Ka Mid Ah Shacabka Xaafada Axmed Dhagax Maqaaxiyaha Kula Shaaheeyey + [ Sawiro ]

Hargeysa (warmaal news):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro  oo ay wehelinayaan xildhibaano iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Degmada Axmed Dhagax waxaa  uu saaka salaadii Jumce ka hor uu qaar ka mid ah  shacabka reer Axmed Dhagax kula shaaheeyey maqaaxiyaha ku yaala xafadaasi Gudoomiyaha uu in muddo ah ku sugnaa goobaha shaaha ee xaafada Axmed Dhagax oo  uu ...

Read More »

Wariye katirsan BBC-da oo qaati ka taagan Al Shabaab

Way adag tahay in wariye ajnabi ah uu xiriir la sameeyo xarakada Al Shabaab, balse wariyaha katirsan BBC-da waxay la sameysay xiriirka ugu badan, si ay uga hesho macluumaad la xiriira weerarrada ay geystaan. Mary Harper oo dhowrkii sano ee la soo dhaafay ahayd tifatiraha wararka BBC-da ee Afrika ayaa ka sheekeysay dhibaatada ay ku qabto Al Shabaab, inkastoo ay ...

Read More »

Mudaaharaad ka dhan ah xukuumadda Muuse Biixi oo ka billowday Boorama

Mudaaharaad ka dhan ah xukuumadda Muuse Biixi oo ka billowday Boorama May 1, 2019 Hargeysa (warmaal news) ― Wararka uu helaayo helayso, ayaa sheegaya in magaalo katirsan deegaanada Somaliland ay goordhoweyd ka bilowdeen mudaharaad balaadhan. Badhtamaha magaalada Boorama ayaa hadda waxa ka bilowday mudaharaad balaadhan oo ay dhigayaan dadweynaha reer Borama, kuwaasi oo ka biyo-diidan in talaabo adag ay Xukuumada ...

Read More »

Afhayeenka xisbiga Wadani oo si adag uga hadlay xaalada Deg-Dega ah ee lagaliyay G/sanaag

Barkhad batuun Afhayeenka xisbiga wadani  oo manta kulan warbaa hineed ku qabtay xarunta dhexe ee xisbigu keleeyaya magalada Hargaysa aya si adag   uga  hadalay   hadal uu jeediyaya  wasiirka warfaafinta  ee soomaliland  kaasu   oo   uu   Afhayeenku ku sheegay   inaan wasiirku  si toosa ugaraneyn  shaqada ay wasaradiisu  umada soomaliland uhayso Waxa kale oo  uu kahadlay xaalada DEG-DEG ah eekatagan gobolka Sanag  taasi ...

Read More »

Donald Trump: lacag baan si dhibyar uga soo dhacsaday Sacuudiga

Warbaahinta Carabta ayaa maalmahan aad u hadal haya hadal ka soo yeeray madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump oo sheegay in qaab xeeladeysan uu ku helay lacag dhan shan boqol oo milyan oo doolar, kadib markii uu wacay boqorka Sacuudiga, Boqor Salmaan. Trump oo ka hadlayay isu soo baxa hal ku dhigiisu yahay “Make America Great Again” ayaa sheegay in Sacuudiga ay ...

Read More »