Xulashada

Deg Deg :- Gudoomiye Ciro ” Maxamed Kaahin Qori Dab Leh Ayuu Dalka Kula Wareegayaa – (muuqaal –

30 april 2019   Hargeysa (warmaal news):- Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro oo maanta shir Jaraa’id saxaafada u qabtey waxaa uu si adag uga hadley xaalado adag oo uu sheegay in uu maanta dalka ka jirto Gudoomiye Ciro ayaa hanjabaado iyo digniino is barkan u diray xukuumada madaxweyne Biixi , waxaana uu cadeeyey in wasiir Maxamed ...

Read More »

Maxaa Bahdilay Cabdicasiis Samaale?

Sheekh Cabdicasiis Muxumed Samaale waxa uu Siyaasadda kasoo fantay oo uu ka mid ahaa raggii ku ababay Xisbiga Kulmiye wakhtiyaddii uu Mucaaridka weyn ahaa ee uu dalka ka talinayay Madaxweynihii hore ee Daahir Riyaale kaahin, waxaana lagu xasuustaa weedho aan laaqi ahayn oo uu si Jar-Iska-Xoornimo kujirto ugu miisi jiray Daahir Riyaale kaahin kuwaasi oo illaa imika ka dhex guuxa ...

Read More »

Amb Baashe Oo Ka Hadlay Xafiiska Kenya Ee Hargeysa

Warbaahinta dalka Kenya ayaa si weyn u qaada dhigtay xafiis dawladda Kenya ka furanayso Somaliland. Wargeysyada Kenya ayaa tilmaamay in tallaabada Kenya ku doonayso in ay Danjire Philip Mundia Githiora ugu magacowdo Somaliland tahay mid ishaaraysa in Kenya kor u qaadayso xidhiidhka Somaliland. Wargeyska Daily Nation ee dalka Kenya ka soo baxa ayaa tilmaamay in Kenya ku wehelinayso Hargeysa Xafiisyada ...

Read More »

Ilhaan Cumar oo sheegtay inaanan la eegan karin waxa Sucuudiga iyo Imaaraatka ay ka wadaan dalka Yemen

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka mid ah xildhibaannada Aqalka Koongareeska Mareykanka ayaa sheegtay in xaaladda guracan ee ay ku nool yihiin dadka Yemen ay ka dhalatay faragelinta ba’an ee ay dalkaasi ku hayaan Sucuudiga iyo Imaaraatka, qasabna ay tahay in la joojiyo. “Waxa ka socda Yemen ee ay Sucuudi Carabiya iyo Imaaraatka horseedka u yihiin wax la fiirsan karo ma ...

Read More »

Khasaaraha Hormuud kasoo gaaray Xarumaha Ciidamada Kenya ka gubeen oo la shaaciyay

Muqdisho (warmaal news)-Guddiga warfaafinta, boostada iyo isgaarsiinta ee golaha shacabka BF ayaa todobaadkan golaha waxaa uu hordhigay warbixin la xiriirta khasaaraha ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Kenya ay u gesyteen shirkadaha Hormuud Iyo Somtel. Shirkadda Hormuud: 05/10/2012, Ciidamada Kenya ayaa miino ku xiray Tower-ka shirkadda ee ee tuulada Dhegalaab ee Baardheere, khasaaraha waa $255,528,16. 17/09/2017: Ciidamada ayaa burburiyey Site-k tuulada Khadiijo ...

Read More »

Xogo Laga Helay Kulan Dhexmaray Kulmiye , Ucid Iyo Komishanka Doorashooyinka

Hargeysa (warmaal news):- Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland iyo xisbiyada UCID iyo KULMIYE ayaa shalay shir doceed ay albaabadu u xidhanayeen oo saddex-geesood ah ku wada yeeshay xarunta guud ee komishanka Doorashooyinka ee magaalada Hargeysa, kaasi oo ka yimid kadib markii ay dorraad labadan xisbi soo bandhigeen nuxurka heshiis-yo dhex maray iyo go’aamo la xidhiidha qaddiyadda doorashada Kulankan saddex geesoodka ahaa ...

Read More »

Eedaha Loo Haysto Cabdimaalik Coldoon

Eedaha Loo Haysto Cabdimaalik Coldoon Suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon oo 17 bishan ciidamada boolisku ka soo qabtay suuqa Burco ayaan wali dacwad rasmi ah lagu soo oogin laakiin, garyaqaanka difaacaya ayaa iftiimiyay in eedaha hordhaca ahi tilmaamayaan in lagu haysto aragtiyihiisa uu ku qoro baraha bulshada. Garyaqaan Mubaarik Cabdi Ismaaciil oo difaacaya Coldoon ayaa tilmaamay eedaha hor dhaca ah ee ...

Read More »

Wareysigii dhex-maray jilaaga caanka ah ee Akshay Kumar iyo Ra’iisul wasaaraha Hindiya

Dalka Hindiya ayaa galay jawi doorasho ah, codaynta ayaa bilaabatay 11-kii bishan Abriil , waxaana lagu wadaa inay dhammaato dabayaaqada bisha soo socota. Dadka saameynta ku leh dalkaas ayaa qeyb ka ahaa ol’olaha doorashada iyo hadalheynta hadda socota, xilli lagu guda jiro codbixinta. Wareysi dhex-maray jilaaga caanka ah ee Akshay Kumar iyo Ra’iisul wasaaraha Hindiya Maxaa dhacay? Ra’iisulwaasaare Narendra Modi ...

Read More »