Xulashada

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Booqday Caasimada Labaad Ee Finland Iyo Masuuliyiin Uu Kulamo La Qaatay.

Hargaysa  26 march 2019 Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro). Ayaa shalay booqasho ku tegey caasimadda labaad ee dalka Finland ee TURKU, waxaa uukulamo la yeeshay madaxda magaalada Turku oo ay wadashaqayn fiican leeyiin, Madaxdaasi oo ka koobnayd sadexda xisbi ee golaha deegaanka ´magaalada Turku ee xisbiyada National Coalition Party , Social Democratic party and Greens party. Gudoomiyaha ...

Read More »

XOG: Somaliland oo xirtay sarkaal sare ‘oo jaajuus u ahaa sirdoonka Soomaaliya

March 26, 2019 Hargeysa (Warmaal news.com) ― Sida ay -warmaal news- u sheegen ilo-wareedyo xog-ogaal ahi, waxaa saldhiga dhexe ee Hargeysa muddo laba todobaad ah ku xidhan, Yaasir Saleebaan oo ah xidhiidhiyaha guud ee wasaarada arrimaha gudaha Somaliland iyo hay’adaha caalamiga ah ee ku shaqada leh amniga. Yaasir ayaa waxaa xidhay oo hadda gacantooda ku haya ciidamada amniga Somaliland, kaasi ...

Read More »

Aaden xaji cali gudomiyaha max kamada sare ee somalilaand aya ka hadlay khilaaf-yada dhulka ee katagan Soomaalilaand

March 26, 2019 Hargeysa (Warmaal news.com) ― Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa sheegay in muranka iyo khilaafaadka la xidhiidha arrimaha dhulku uu yahay masiibo haysata dhamaan dalka oo dhan. “Hal caqabad ah ayaa jirta oo waa khilaafaadka ka dhasha arrimaha dhulka oo sida la ogyahayna dhulku waa masiibo haysata waddanka oo dhan. Waayo dhulkan la ...

Read More »

Jabhadda Korney Caarre oo saraakiil muhiim ah ay ka goosteen (Warbixin)

March 26, 2019 Hargeysa (Warmaal news.com) ― Xukuumada Somaliland ayaa waxay maanta soo dhaweeysay Saraakiil kasoo goosatay Jabhada uu hogaamiyo Korneyl Caarre ee ku sugan deegaanada Maamulka Puntland. Saraakiishan soo gosatay ayaa waxa gobolka Sanaag kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamed Axmed Caalim Tiinbaro iyo Taliyaha qeybta saddexad ee Ciidanka qaranka ee G/Sanaag Gaashanle sarre Faysal Cabdi Bootaan. Saraakiishan kasoo goosatay ...

Read More »

Xog: Qatar oo dhex-dhaxaadinaysa Soomaaliya iyo Kenya si ay u ilaaliso heshiiska ENI lagu siiyey shidaalka Soomaaliya

March 25, 2019 Hargaysa (warmaal news.com) – Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa warmaal news u sheegay in dowladda Qatar ay soo faro-gelisay xiisadda ka dhex oogan dalalka Soomaaliya iyo Kenya ee la xiriirta dhul-badeedka Soomaaliya ee Kenya ay sheeganeyso. Xogta aan helnay ayaa sheegeysa in Qatar oo eeganeysa danaheeda gaarka ah, ay dooneyso inay wada-hadal siiso Soomaaliya iyo Kenya, si ...

Read More »

Jamaal Cali Xuseen oo si farshaxnimo leh ku weeraray madaxweynaha somalilaand Muuse biixi cabdi

Hargeysa (warmaal news.com) ―  Siyaasi Jamaal Cali Xuseen ayaa waxa uu si farshaxanimo ah u weeraray Maaxweyne Muuse Biixi, isagoo soo bandhigay sheeko duurxul ah oo laga dheehan karayo inay si toos ah ugu socoto Muuse Biixi. Siyaasi Jamaal ayaa waxa sheekadan duur-xulka ah uu ku dhaliilayay qaabka uu Madaxweyne Biixi ku hogaaminayo dalka. Halkan hoose ka akhriso Sheekadan duur-xulka ...

Read More »

Israel oo la sheegay inay waddo heshiisyo ay ugu dhawanayso DF ee Soomalia

mogadisho (warmaal news.com) – Falaanqeeye u dhashay Israel oo lagu magacaabo Moshe Tardiman kuna takhasusay Taariikhda iyo Dhaqanka ayaa sheegay inay Israel sii wado dadaalkeeda Diplomaasiyadeed ee Qaaradda Afrika, isla markaana ay qarka u saran tahay inay Somalia la yeeshaan Xiriir Diplomaasiyadeed, waa sida uu hadalka u dhigay. Shabakadda Wararka ee arabi21.com ee dalka Masar ayaa qortay in Moshe Tardiman ...

Read More »

Ethiopian Airlines oo ku dhawaaqday mowqifkeeda ku aaddan shirkadda Boeing

Mas’uuliyiinta Ethiopin Airlines ayaa kalsooni buuxda u muujiyay shirkadda Boeing, xilli ay hadda jirto xasaraddii ka dhalatay burburkii diyaaradda rakaabka wadday. Tewolde Gebremariam oo ah agaasimaha guud ee Ethiopian Airlines ayaa sheegay iney garab taagan yihiin Boeing, ayna sii wadi doonaan wada shaqeynta ay la leeyihiin iyada iyo shirkadaha kale ee diyaaradaha soo saara. “Xitaa annagoo og musiibadii dhacday, Boeing ...

Read More »

WARBIXIN ku saabsan Soomaaliland

Soomaalilaan oo sida dawliga ah loo yaqaanno “Jamhuuriyadda Soomaalilaan” waa dawlad iskeed goonni-isku-taag ugu dhawaaqday kuna taalla Geeska Afrika. Soomaalilaan oo ka mid ah 209-ka dal ee dunida ka jira, waa dal caan ku ah oo lagu majeerto ilaalinta nabad-gelyada guud ahaanba gobollada uu dalku ka kooban yahay iyo dadka ku nool, la dagaallanka argagixisada, horumarinta adeegyada aasaasiga u ah ...

Read More »